{"id":66082,"date":"2022-01-14T20:47:30","date_gmt":"2022-01-14T20:47:30","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=66082"},"modified":"2022-01-14T20:47:30","modified_gmt":"2022-01-14T20:47:30","slug":"diblumaasiyiin-maraykan-ah-oo-sharad-ku-galay-doorashooyinka-somaliland-iyo-soomaaliya-ta-wakhtigeeda-lagu-qabanayo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/01\/14\/diblumaasiyiin-maraykan-ah-oo-sharad-ku-galay-doorashooyinka-somaliland-iyo-soomaaliya-ta-wakhtigeeda-lagu-qabanayo\/","title":{"rendered":"Diblumaasiyiin Maraykan Ah Oo Sharad Ku Galay Doorashooyinka Somaliland Iyo Soomaaliya, Ta Wakhtigeeda Lagu Qabanayo"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Diblumaasi Maraykan ah, ayaa su\u2019aal geliyey Somaliland iyo Soomaaliya ka doorashadeeda Madaxtinimada xilligii loo qorsheeyay ku qaban karta.<\/p>\n<p>Timbor Nagy oo soo noqday Safiirkii Maraykanka ee Dalalka Itoobiya iyo Gini, ayaa qoraal uu ku baahiyey Barta uu ku leeyahay Twitter-ka, wuxuu isku waydiiyey inay jirto Cid \u2018Shuruud ku galaysa\u2019 Somaliland iyo Soomaaliya ka wakhtigii loo qorsheeyay ku qaban kara doorashada Madaxtinimada.<\/p>\n<p>Amb. Nagy wuxuu sheegay in doorashada Madaxtinimada ee Soomaaliya markii hore loo qorsheeyay bisha koowaad ee sannadkii dhamaaday ee 2021, balse aanay doorashada Soomaaliya qabsoomin, taasi oo ka dhigan in Soomaaliya ku dhex jirto wuxuu ugu yeedhay \u2018Ciyaar\u2019<\/p>\n<p>Sidoo kale, Ambassador Timbor Nagy wuxuu isla qoraalkaasi su\u2019aal iskaga waydiiyey in Somaliland dhaami doonto Soomaaliya oo ay doorashada Madaxtinimada xilligeeda ku qaban doonto, maaddaama oo doorashada Madaxtooyadu ku muddaysan tahay bisha November ee sannadkan 2022-ka.<\/p>\n<p>\u201cMa jiraa qof doonaya inuu sharad ku galo cidda hor dhamaystiri doonta doorashadeeda Madaxtinimadda (oo wakhtigeeda ku qaban karta)..\u201d ayuu yidhi, waxaanu intaa ku daray \u201cMa Soomaaliya oo doorashadeedii (Dib u dhacday) loo qorsheeyay bishii February 2021, mise (Waxa wakhtigeeda ku qaban doonta) Somaliland oo doorashada loo muddeeyey inay qabsoonto bisha November..\u201d ?<\/p>\n<p>Nagy oo isla su\u2019aasha qoraalkiisa ku jirta ka jawaabaya, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku jirto ciyaar ama Mujaajilo \u201cMujaajilada Muqdisho (Soomaaliya) waa ay socotaa..\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<blockquote class=\"twitter-tweet\">\n<p dir=\"ltr\" lang=\"en\">Does anyone want to bet who will complete their Presidential elections first &#8211; Somalia (scheduled for last February 2021), or Somaliland (scheduled for this November)? The Mogadishu tragicomedy goes on while the Somali people pay the price.<\/p>\n<p>\u2014 Tibor Nagy (@TiborPNagyJr) <a href=\"https:\/\/twitter.com\/TiborPNagyJr\/status\/1481378462338273283?ref_src=twsrc%5Etfw\">January 12, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n<p><script async src=\"https:\/\/platform.twitter.com\/widgets.js\" charset=\"utf-8\"><\/script><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Safiirkii hore ee Maraykanka u qaabilsanaa Gobolka Saaxil ee Afrika iyo Gobolka Harooyinka waaweyn, Amb. Peter J. Pham oo ka fal-celiyey Su\u2019aasha uu iswaydiiyey Timbor Nagy, ayaa sheegay inaan loo baahnayn in doorashada Soomaaliya lagu sheego \u2018Doorasho\u2019, maaddaama buu yidhi ay Ergooyinka la soo xulay ee dooranaya Dadka Baarlamaanka ka qayb-galaya ay codkooda ka dhiibanayaan tartamayaasha \u201cKaliya waxaan geli doonaa sharadka, haddii aad Adigu dooratid Soomaaliya, Aniguna aan haysto Somaliland..\u201dayuu yidhi, waxanu intaa ku daray \u201cLaakin aan joojino in wax kasta oo Muqdisho ka dhaca aynu doorasho ku sheegno, maadaama oo ergooyin la soo xulay ay codadkooda iibinayaan..\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<blockquote class=\"twitter-tweet\">\n<p dir=\"ltr\" lang=\"en\">I&#8217;ll only take the bet if you choose <a href=\"https:\/\/twitter.com\/hashtag\/Somalia?src=hash&amp;ref_src=twsrc%5Etfw\">#Somalia<\/a> and let me have <a href=\"https:\/\/twitter.com\/hashtag\/Somaliland?src=hash&amp;ref_src=twsrc%5Etfw\">#Somaliland<\/a>! But let&#8217;s stop calling whatever eventually transpires in Mogadishu an &#8220;election&#8221; since it will not involve universal adult suffrage, but rather handpicked delegates selling votes to the highest bidder.<\/p>\n<p>\u2014 Dr. J. Peter Pham \ud83c\uddfa\ud83c\uddf2 (@DrJPPham) <a href=\"https:\/\/twitter.com\/DrJPPham\/status\/1481404187099422720?ref_src=twsrc%5Etfw\">January 12, 2022<\/a><\/p><\/blockquote>\n<p><script async src=\"https:\/\/platform.twitter.com\/widgets.js\" charset=\"utf-8\"><\/script><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Diblumaasi Maraykan ah, ayaa su\u2019aal geliyey Somaliland iyo Soomaaliya ka doorashadeeda Madaxtinimada xilligii loo qorsheeyay ku qaban karta. Timbor Nagy oo soo noqday Safiirkii Maraykanka ee Dalalka Itoobiya iyo Gini, ayaa qoraal uu ku baahiyey Barta uu ku leeyahay Twitter-ka, wuxuu isku waydiiyey inay jirto Cid \u2018Shuruud ku galaysa\u2019 Somaliland iyo Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":66084,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-66082","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maxresdefault-50.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-hbQ","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66082","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=66082"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66082\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":66085,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/66082\/revisions\/66085"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/66084"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=66082"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=66082"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=66082"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}