{"id":6605,"date":"2015-02-21T13:07:33","date_gmt":"2015-02-21T13:07:33","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6605"},"modified":"2015-02-21T13:07:33","modified_gmt":"2015-02-21T13:07:33","slug":"dawladda-maraykanka-ayaa-cambaaraysay-weerarkii-lagu-qaaday-huteel-ku-yaala-bartamaha-magaalada-muqdisho","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/21\/dawladda-maraykanka-ayaa-cambaaraysay-weerarkii-lagu-qaaday-huteel-ku-yaala-bartamaha-magaalada-muqdisho\/","title":{"rendered":"Dawladda Maraykanka ayaa cambaaraysay weerarkii lagu qaaday huteel ku yaala bartamaha magaalada Muqdisho"},"content":{"rendered":"<div id=\"mainmenu\">\n<ul id=\"top-menu\" class=\"main-menu sf-js-enabled\">\n<li><a class=\"tooltip colorbox cboxElement\" title=\"\" href=\"http:\/\/caynabanews.com\/uploads\/article\/photo\/IMG_1C2074-EFA984-216129-FB2B86-A3A95B-5F30D8.jpg\" rel=\"single\"><img decoding=\"async\" class=\"aimage\" src=\"http:\/\/caynabanews.com\/assets\/thumb.php?src=\/uploads\/article\/photo\/IMG_1C2074-EFA984-216129-FB2B86-A3A95B-5F30D8.jpg&amp;h=210&amp;w=210\" alt=\"\" \/><\/a><\/li>\n<\/ul>\n<\/div>\n<div class=\"article\">\n<div class=\"left-column-single\">\n<div class=\"image-holder\">\n<div class=\"image_shaddow\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/caynabanews.com\/assets\/images\/utility\/thumb-shadow.png?resize=210%2C5\" alt=\"\" width=\"210\" height=\"5\" \/><\/div>\n<\/div>\n<\/div>\n<div id=\"article_body\" class=\"body\">USA(AN)Dawladda Maraykanka ayaa cambaaraysay weerarkii lagu qaaday huteel ku yaala bartamaha magaalada Muqdisho<\/p>\n<p class=\"story-body__introduction\">oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 20 qof. Tiro kale oo ay ku jiraan ugu yaraan laba wasiir ayaa ku dhaawacmay. Waxa uu weerarkan ka dhacay huteelka Central ee bartamaha Muqdisho.<\/p>\n<p>Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarkaasi. Waxaa la sheegay in bartilmaameedku ahaa saraakiil ka tirsan dawladda, oo salaada jimacaha ku tukanayay masaajid ku yaalo huteelka.<\/p>\n<h2 class=\"story-body__crosshead\">Taageero<\/h2>\n<p>Afhayeenka Waaxada Arrimaha Dibedda ee Maraykanka Jen Psaki ayaa sheegtay in weerarkan uu astaan u yahay sida kooxda Al-shabaab ay uga horimaadsantahay dadaalada ay Soomaalida ku doonayaan in ay ku dhistaan &#8216;mustaqbal barwaaqo leh&#8217;.<\/p>\n<p>&#8221;Waan sii wadi doonaa taageerada dadka Soomaalida iyo dawladooda ee ay ku doonayaan in ay dib ugu dhisaan dalkooda. Kuwa doonaya in ay isku gudbaan hormarka Soomaaliya ma guuleysan doonaan,&#8221; ayeey tiri Psaki oo shir jaraa&#8217;id ku qabatay Washington.Waxaa lagu sheegay in uu yahay weerarkii ugu xumaa ee caasimada ka dhaca mudda sanado ah.<\/p>\n<h2 class=\"story-body__crosshead\">Isqarxin<\/h2>\n<p>Qof ayaa isku qarxiyay gudaha qolka lagu tukanayay, waxaa xigay qarax kale oo ka dhashay gaari la dhigay dibedda hore ee qolkaas.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Soomaaliya ayaa sheegay in weerarkani aanu dib u dhac ku keeni karin hawlaha dawladda iyo dadaalka nabada lagu sugayo.<\/p>\n<p>&#8220;Waan sii wadeynaa dagaalka ka dhanka ah argagixisada. Waxaana hubaa in weerarkan uu mar kale u caddeynayo shacabka Soomaaliyeed in kooxaha magaca diinta ku gabanaya aysan wax xushmad ah u ahayn diinteena saliimka ee Islaamka ee nabadda ina fareysa, iyagoo dilaya dad muslimiin ah oo aan waxba galabsan,&#8221; ayuu ku yiri madaxweynaha hadal qoraal ah oo uu soo saaray kadib weerarka.bbc.<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n<p>&#8211; See more at: http:\/\/caynabanews.com\/articles\/51351\/Dawladda-Maraykanka-ayaa-cambaaraysay-weerarkii-lagu-qaaday-huteel-ku-yaala-bartamaha-magaalada-Muqdisho#sthash.EIJChYHX.dpuf <!--E--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>USA(AN)Dawladda Maraykanka ayaa cambaaraysay weerarkii lagu qaaday huteel ku yaala bartamaha magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen dad kor u dhaafaya 20 qof. Tiro kale oo ay ku jiraan ugu yaraan laba wasiir ayaa ku dhaawacmay. Waxa uu weerarkan ka dhacay huteelka Central ee bartamaha Muqdisho. Kooxda Al-shabaab ayaa sheegatay mas&#8217;uuliyadda weerarkaasi. Waxaa la sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6606,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6605","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Ix","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6605","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6605"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6605\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6605"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6605"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6605"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}