{"id":660,"date":"2014-12-02T14:29:28","date_gmt":"2014-12-02T14:29:28","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=660"},"modified":"2014-12-02T14:29:28","modified_gmt":"2014-12-02T14:29:28","slug":"midawga-yurub-oo-soo-dhaweeyay-ansixinta-komishanka-doorashada-somaliland-see-more-at-httpramaasnews-comindex-phpnewsmidawga-yurub-oo-soo-dhaweeyay-ansixinta-komishanka-doorashada-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/02\/midawga-yurub-oo-soo-dhaweeyay-ansixinta-komishanka-doorashada-somaliland-see-more-at-httpramaasnews-comindex-phpnewsmidawga-yurub-oo-soo-dhaweeyay-ansixinta-komishanka-doorashada-somaliland\/","title":{"rendered":"Midawga Yurub Oo Soo Dhaweeyay Ansixinta Komishanka Doorashada Somaliland &#8211; See more at: http:\/\/ramaasnews.com\/index.php\/News\/Midawga-Yurub-Oo-Soo-Dhaweeyay-Ansixinta-Komishanka-Doorashada-Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>Ergayga Midawiga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia MR Michele Cervone d&#8217;Urso, ayaa sheegay in Midawga Yurub Komishanka Cusub ee Somaliland u taageeri doono sidii Hay\u2019adda ugu muhiimsan ee suuro galinaysa qabsoomida doorashada badhtamaha sanadka soo socda.<\/p>\n<p>Ergayga ayaa Boggiisa Twitter-ka ku shaaciyay qoraal kooban waxaanu ku yidhi \u201cWaxaanu soo<br \/>\ndhawaynaynaa Ansixinta Komishanka Doorashada Somaliland ee Baarlamaanka ansixiyay.<br \/>\nMidawga Yurub wuxuu Komishanka cusub u taageeri doonaa inuu yahay Hay\u2019adda ugu<br \/>\nmuhiimsan ee furaha u ah qabsoomida doorashada sanadka 2015-ka\u201d<\/p>\n<p>Beesha Caalamka ayaa la rumaysan yahay inay Xukumadda ku caddaadisay meel marinta Komishanka doorashada iyo Xeerka diwaangalinaha codbixiyeyaasha iyo muwaadiniinta oo<br \/>\nmuran badan ka taagnaa mudooyinkii u dambeeyay balse haatan labadaba la ansixiyay. Mucaaradka ayaa habsanka Komishanka iyo xeerka ku macneeyay qorshe xukumaddu dib ugu dhigayso doorashada.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ergayga Midawiga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Somalia MR Michele Cervone d&#8217;Urso, ayaa sheegay in Midawga Yurub Komishanka Cusub ee Somaliland u taageeri doono sidii Hay\u2019adda ugu muhiimsan ee suuro galinaysa qabsoomida doorashada badhtamaha sanadka soo socda. Ergayga ayaa Boggiisa Twitter-ka ku shaaciyay qoraal kooban waxaanu ku yidhi \u201cWaxaanu soo dhawaynaynaa Ansixinta Komishanka Doorashada Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":661,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-660","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aE","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/660","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=660"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/660\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=660"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=660"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=660"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}