{"id":65814,"date":"2022-01-01T15:09:59","date_gmt":"2022-01-01T15:09:59","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65814"},"modified":"2022-01-01T20:05:27","modified_gmt":"2022-01-01T20:05:27","slug":"diblumaasi-maraykan-ah-oo-somaliland-u-rajeeyay-aqoonsi-caalami-ah-sanadkan-cusub-ee-2022-somaliland-u-rajeeyay-aqoonsi-caalami-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/01\/01\/diblumaasi-maraykan-ah-oo-somaliland-u-rajeeyay-aqoonsi-caalami-ah-sanadkan-cusub-ee-2022-somaliland-u-rajeeyay-aqoonsi-caalami-ah\/","title":{"rendered":"Diblumaasi Maraykan ah oo Somaliland u Rajeeyay aqoonsi Caalami ah sanadkan cusub"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):-Safiirkii hore ee dawladda Maraykanka u qaabilsanaa dalalka Itoobiya iyo Gini, Ambassador Timbor Nagy, ayaa ka hadlay sanadka cusub ee 2022 Iyo Aqoonsiga Somaliland<br \/>\n.<br \/>\nAmbassador Timbor Nagy, ayaa qoraal uu ku baahiyey Barta uu ku leeyahay Twitter-ka, wuxuu ku sheegay in sanadka cusub 2022 uu u rajaynayo Somaliland in ay ka hesho dunida Inteeda Kale aqoonsi Caalami ah.<\/p>\n<p>&#8220;Somaliland waxaan Sanadka Cusub Ee 20202 u rajaynayaa in ay ay ka hesho dunida Inteeda Kale aqoonsi Caalami ah.&#8221; ayuu Yidhi Tiber Nagy<\/p>\n<p>Hadalka Diblomaasigan ayaa ku soo beegmaya Xil Madaxweynaha Maraykanka joe Biden uu saxeexay sharci ahmiyad weyn u leh Jamhuuriyadda Somaliland, gaar ahaan dhinacyada arrimaha Millatariga, difaaca iyo siyaasadda iyo arrimaha diblumaasiyadda. Kaas oo la filayo in uu wax weyn ka tari-doono qaddiyada madax-bannaanida Jamhuuriyada Somalialnd.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):-Safiirkii hore ee dawladda Maraykanka u qaabilsanaa dalalka Itoobiya iyo Gini, Ambassador Timbor Nagy, ayaa ka hadlay sanadka cusub ee 2022 Iyo Aqoonsiga Somaliland . Ambassador Timbor Nagy, ayaa qoraal uu ku baahiyey Barta uu ku leeyahay Twitter-ka, wuxuu ku sheegay in sanadka cusub 2022 uu u rajaynayo Somaliland in ay ka hesho dunida [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65822,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65814","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maxresdefault-1.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h7w","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65814","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65814"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65814\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65817,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65814\/revisions\/65817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65822"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65814"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65814"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65814"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}