{"id":65810,"date":"2022-01-01T14:17:15","date_gmt":"2022-01-01T14:17:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65810"},"modified":"2022-01-01T14:18:57","modified_gmt":"2022-01-01T14:18:57","slug":"xukuumadda-somaliland-oo-meel-adag-iska-taagtay-qoraal-ay-baahisay-hayadda-unicef","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2022\/01\/01\/xukuumadda-somaliland-oo-meel-adag-iska-taagtay-qoraal-ay-baahisay-hayadda-unicef\/","title":{"rendered":"Xukuumadda Somaliland oo meel adag iska taagtay qoraal ay baahisay hay\u2019adda UNICEF"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):=Xukuumada Somaliland, ayaa jawaab kulul ka bixisay qoraal, ay baahisay hay\u2019adda carruurta adduunka ee UNICEF, kaasi oo ay magaalada Borama ku sheegtay gobol Soomaaliya ka mid ah.<\/p>\n<p>Qoraalka oo lagu baahiyay barta Twitterka ee hay\u2019adda ayaa markiiba laga saaray, kadib markii ay wasaarada arrimaha dibada Somaliland ugu hanjabtay in ay talaabo ka qaadayso hay\u2019adda iyo wada shaqaynta ka dhaxaysa.<\/p>\n<p>Waxaana lagu yidhi qoraalka wasaaradda arrimaha dibedda Somaliland.\u201dQoraalka\u00a0 hay\u2019adda ay UNICEF ka qortay ololaha COVID-19, ee ay Boorama u nisbaysay Soomaaliya waxa ay ka hor imanaysaa qaabka wada shaqayneed ee ka dhexeeya Qaramada Midoobay iyo dowlada Somaliland, waxa ay meesha ka saaraysaa kalsoonida, waana wax aan la aqbali karin!\u201d<\/p>\n<p>Qoraalka waxa kale oo lagu sheegay.\u201dWasaarada arrimaha dibada Somaliland waxay si rasmi ah u soo gudbin doontaa arrintan iyada oo loo marayo marinada ku habboon\u201d.<\/p>\n<p>Qoraalkan ayaa tan iyo markii ay hay\u2019adda UNICEF Soogalisay bogeeda Twitter, cadho ka dhex abuuray bulshada Somaliland ee aaladan isticmaasha.<\/p>\n<p>Dadka ayaa soo qorayay erayo ay kamid yihiin \u201cUNICEF laag halagaga saaro waddanka\u201d, halka qaar kale la haayeen \u201cUNICEF dagaal Somaliland ka dhan ah ayay ku dhawaaqday\u201d.<\/p>\n<p>Qoraalka oo ay hay\u2019addu baahisay laba cisho ka hor, ayay kaga hadlaysay qaybo kamid ah bulshada Borama oo qaatay tallaalka Covid-19, iyadoo Borama u nisbaysay magaalo Soomaaliya ku taala \u201cBulshada ku nool magaalada Borama ee Soomaaliya ayaa qaadanaya tallaalka Covid-19\u201d.ayaa lagu yidhi qoraalka hay\u2019adda UNICEF baahisay.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):=Xukuumada Somaliland, ayaa jawaab kulul ka bixisay qoraal, ay baahisay hay\u2019adda carruurta adduunka ee UNICEF, kaasi oo ay magaalada Borama ku sheegtay gobol Soomaaliya ka mid ah. Qoraalka oo lagu baahiyay barta Twitterka ee hay\u2019adda ayaa markiiba laga saaray, kadib markii ay wasaarada arrimaha dibada Somaliland ugu hanjabtay in ay talaabo ka qaadayso hay\u2019adda iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65812,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65810","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2022\/01\/maxresdefault.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h7s","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65810","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65810"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65810\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65811,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65810\/revisions\/65811"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65812"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65810"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65810"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65810"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}