{"id":65784,"date":"2021-12-30T13:14:33","date_gmt":"2021-12-30T13:14:33","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65784"},"modified":"2021-12-30T15:21:57","modified_gmt":"2021-12-30T15:21:57","slug":"waala-joojiyay-haddana-habeen-iyo-maalin-tuugo-ayay-ku-soo-galaysa-wasiir-shukri-baandare","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/12\/30\/waala-joojiyay-haddana-habeen-iyo-maalin-tuugo-ayay-ku-soo-galaysa-wasiir-shukri-baandare\/","title":{"rendered":"\u201cWaala joojiyay, Haddana habeen iyo maalin Tuugo ayay ku soo galaysa\u201d wasiir Shukri Baandare"},"content":{"rendered":"<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa(Arabsiyonews):= \u2013 Wasiirka wasaaradda degaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa sheegtay in bacaha si toogo ah dalka lagu soo galiyo.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirku waxa ay bulshaweynta reer Somaliland, ugu baaqday in ay meel uga soo wada jeestaan sidii dalka looga dabar\u2019goynlahaa keenista bacda, oo ay xustay in halis badan ay degaanka ku hayso.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Dhanka kale waxa ay qaybaha kala duwan ee warbaahinta ka codsatay in ay kaalin weyn ka qaatan sidii dadka loogu baraarujinlaha in ay bacdu qayb ka tahay nabadguurka dhulka.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Marwo Shukri oo arrimahaasi ka hadlaysa waxa ay tidhi.\u201cBacdi weynu arkayna, waala joojiyay, waala joojiyay, haddana habeen iyo maalin tuugo ayay ku soo galaysa, dukaanada ayaa lagu iibinayaa, meel walba waa lagu iibinaya bakhaarada ayay taala.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Haddaba bulshada waxaan ugu baaqaya inay ka dhiidhiyaan, bacdaasi waata ina rogtay weeyaan, wixii caqli ah ee aynu ku baddeli lahayn ee caqli ahna la yimaada, ee maanta lagu wada baddeli\u2019lahaa ganacsatooy la kaalaya, bahasha waa in aynu suulina kana dabargoyna dalkeena.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Warbaahinta waxaan leeyahay degaan ayaa laga shaqeynaya idinkuna intiina ka gaysta, haddii safiir jiro safiirku waa bahda saxaafadda, waa in ay kaalin mihiim ah ka qaadataan sidii dadka looga wacyigelin\u2019laha halista ay bacdu ku hayso degaanka\u201d<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql o9v6fnle ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hadalkan wasiirka ayaa ku beegmaya xilli ay dhawaan uun ahayd markii xukuumadda Somaliland ay mabnuucday, keenista, iibka iyo soo jeedinta bacaha.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):= \u2013 Wasiirka wasaaradda degaanka Marwo Shukri Xaaji Ismaaciil Baandare, ayaa sheegtay in bacaha si toogo ah dalka lagu soo galiyo. Wasiirku waxa ay bulshaweynta reer Somaliland, ugu baaqday in ay meel uga soo wada jeestaan sidii dalka looga dabar\u2019goynlahaa keenista bacda, oo ay xustay in halis badan ay degaanka ku hayso. Dhanka kale waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65785,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-65784","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/Wasiirka-Deegaanka-JSL-Shugri-Ismaaciil-Baandare.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h72","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65784","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65784"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65784\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65786,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65784\/revisions\/65786"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65785"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65784"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65784"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65784"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}