{"id":65757,"date":"2021-12-29T19:38:03","date_gmt":"2021-12-29T19:38:03","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65757"},"modified":"2021-12-29T19:38:03","modified_gmt":"2021-12-29T19:38:03","slug":"toban-xiddig-oo-magac-leh-oo-lacag-yar-lagu-heli-karo-suuqa-january","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/12\/29\/toban-xiddig-oo-magac-leh-oo-lacag-yar-lagu-heli-karo-suuqa-january\/","title":{"rendered":"Toban Xiddig oo Magac leh oo Lacag Yar lagu Heli Karo Suuqa January"},"content":{"rendered":"<p>Kooxaha reer yurub ayaa isha ku haya in ay xoojiyaan kooxohooda suuqa January iyada oo maalmo kadib uu suuqa kaal iibsigu si Rasmi ah u furmi doono.<\/p>\n<p>Suuqa January waxa jiri dona xiddigo badan oo magac leh kuwaas oo gali doona 6-dii bilood ee ugu dambeeyay heshiisyada ay kula jiraan kooxohooda waliba lagu heli karo lacag aad u jaban.<\/p>\n<p>Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigaha waaweyn ee lacagu heli karo lacagta jaban marka uu furmo suuqa Janaury.<\/p>\n<p><strong>Aaron Ramsey:<\/strong><\/p>\n<p>Xiddiga reer Wales ayaa lala xidhiidhinayaa ku laabashada premier League waxana xiddiga lacgau heli karaa lacag aad u yar marka la eego in ayna kooxda Juventus donayn in ay sii haysato xiddiga khadka dhexe.<\/p>\n<p><strong>Antonio Rudiger:<\/strong><\/p>\n<p>Xiddiga reer Germany ayaa si weyn loola xidhiidhinayaa ka tagista kooxda Chelsea iyada oo uu galayo bilihii ugu dambeeyay heshiiskiisa kooxda chelsea waliba uu diiday in uu heshiis cusub u saxiixo kooxda.<\/p>\n<p>Rudiger ayaa si weyn loola xidhiidhinyaa kooxda Real Madrid kuwaas oo diyaar ula ah mushaharka ay chelsea diidantahay in ay siiso xiddiga.<\/p>\n<p><strong>Paulo Dybala:<\/strong><\/p>\n<p>Xiddiga Dybala ayaa Juventus ku soo biiray xagaagii 2015 waxana uu ka mid noqday xiddigaha ugu muhiimsan kooxda laakiin xiddiga ayaa xagaaga dambe qaab bilaa lacag ah uga tagi kara.<\/p>\n<p>Xiddiga 28 jirka ah ayaan wali heshiis cusub u saxiixin kooxda Juventus waxana uu galayaa bilihii ugu dambeeyay ee heshiiskiisa kooxda.<\/p>\n<p>Kieran Trippier<\/p>\n<p>Christian Eriksen<\/p>\n<p>Dean Henderson<\/p>\n<p>Boubacar Kamara<\/p>\n<p>Ricardo Pepi<\/p>\n<p>James Tarkowski<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kooxaha reer yurub ayaa isha ku haya in ay xoojiyaan kooxohooda suuqa January iyada oo maalmo kadib uu suuqa kaal iibsigu si Rasmi ah u furmi doono. Suuqa January waxa jiri dona xiddigo badan oo magac leh kuwaas oo gali doona 6-dii bilood ee ugu dambeeyay heshiisyada ay kula jiraan kooxohooda waliba lagu heli karo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65758,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[8,10],"tags":[],"class_list":["post-65757","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-ciyaaraha","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/x.png?fit=636%2C382&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h6B","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65757","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65757"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65757\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65760,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65757\/revisions\/65760"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65758"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65757"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65757"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65757"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}