{"id":657,"date":"2014-12-02T14:26:22","date_gmt":"2014-12-02T14:26:22","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=657"},"modified":"2014-12-02T14:26:22","modified_gmt":"2014-12-02T14:26:22","slug":"waa-in-siyaasadda-iyo-hayadaha-amniga-dalku-ay-kala-madax-baanaanaadaan-oo-ciidamadu-aanay-laynin-kuwii-ay-ahayd-inay-difaacaan-gudoomiye-cirro-see-more-at-httpramaasnews-com","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2014\/12\/02\/waa-in-siyaasadda-iyo-hayadaha-amniga-dalku-ay-kala-madax-baanaanaadaan-oo-ciidamadu-aanay-laynin-kuwii-ay-ahayd-inay-difaacaan-gudoomiye-cirro-see-more-at-httpramaasnews-com\/","title":{"rendered":"\u201cWaa In Siyaasadda Iyo Hayadaha Amniga Dalku Ay Kala Madax Baanaanaadaan Oo Ciidamadu Aanay Laynin Kuwii Ay Ahayd Inay Difaacaan.\u201d Gudoomiye Cirro &#8211; See more at: http:\/\/ramaasnews.com\/index.php\/News\/Xisbiga-Waddani-waxa-uu-cod-dheer-ku-sheegayaa-in-siyaasadda-iyo-hayadaha-amniga-iyo-difaaca-dalku-ay-kala-madax-baanaanaadaan-oo-ciidamadu-aanay-laynin-kuwii-ay-ahayd-inay-difaacaan.-Gudoomiye-Cirro."},"content":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro),ayaaa Xukumadda uga digay inaan hay\u2019addaha Amniga loo adeegsan dano gaar ah, siiba Ciidanka RRU-da ee loogu tala galay la dagaalanka Argagixisada.<\/p>\n<p>Waxa uu sheegay in Hay\u2019addaha amniga oo amaro khaldan la siiyaa wiiqi karto hanaanka dawladnimo iyo Kalsoonida Bulshadu ku qabto Hay\u2019addaha Amniga.<\/p>\n<p>Qoraal Gudoomiye Cirro Arintan ku faahfaahiyay ayaa u dhignaa sidan \u201cHayadaha amnigu waa in ay ka madaxbanaanaadaan tartamada siyaasadeed ee u dhexeeya xisbiyada qaranka.Haddii cid gaar ahi si gaar ah u isticmaasho hayadaha amniga waxa ay luminayaan kalsoonida ay<br \/>\nshacabka ku qabaan waxaana ay gaadhi kartaa in kalsoonida dawladnimada lagu qabaa<\/p>\n<p>wiiqanto. Waxa si gaar ah aan ugu baaqaynaa in aan ciidanka lagula dagaalamo argagixisada ee RRU aan loo adeegsanin arrimaha siyaasadda; arrintaasina waa mid khatar weyn keeni karta.<\/p>\n<p>Waxaa laga yaabaa in maanta cidda ciidanka amarka siinaysaa ay dano gaara ka leeday laakiin tani uma adeegayso nidaamka dawladnimo maadaama oo cidda maanta xilka haysaa aanay berri haynin.Waxa wanaagsan inay madaxdu dadkooda u dhigaan dhaqan siyaasadeed oo xalaal ah oo laga dhaxlo oo aan ku dhisnayn curfi iyo cadawtinimo dadka ay kula dhaqmaan<\/p>\n<p>hay\u2019adaha amniga ee ku shaqeeya taageerada shacabka ee dhan kasta leh haday noqoto cashuur iyo haday noqoto dadka oo iyagu amniga si toos ah ugala shaqeeya hayadahaas.<\/p>\n<p>\u201cXisbiga Waddani waxa uu cod dheer ku sheegayaa in siyaasadda iyo hayadaha amniga iyo difaaca dalku ay kala madax baanaanaadaan oo ciidamadu aanay laynin kuwii ay ahayd inay difaacaan.\u201d<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<br \/>\nHargeisa office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro),ayaaa Xukumadda uga digay inaan hay\u2019addaha Amniga loo adeegsan dano gaar ah, siiba Ciidanka RRU-da ee loogu tala galay la dagaalanka Argagixisada. Waxa uu sheegay in Hay\u2019addaha amniga oo amaro khaldan la siiyaa wiiqi karto hanaanka dawladnimo iyo Kalsoonida Bulshadu ku qabto Hay\u2019addaha Amniga. Qoraal Gudoomiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":658,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-657","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-aB","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/657","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=657"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/657\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=657"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=657"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=657"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}