{"id":65691,"date":"2021-12-28T13:24:27","date_gmt":"2021-12-28T13:24:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65691"},"modified":"2021-12-28T13:24:27","modified_gmt":"2021-12-28T13:24:27","slug":"midowga-musharraxiinta-farmaajo-si-degdeg-ah-ha-u-banneeyo-villa-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/12\/28\/midowga-musharraxiinta-farmaajo-si-degdeg-ah-ha-u-banneeyo-villa-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Midowga Musharraxiinta: Farmaajo si degdeg ah ha u banneeyo Villa Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho:-<span class=\"dateline\">\u00a0<\/span>Golaha Midowga Musharrixiinta ayaa cambaareeyey waxa ay ku tilaameen \u201cisku dayga afgambi\u201d ee uu shalay oo 27-ka December ay sheegeen inuu ku kacay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.<\/p>\n<p>War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa goluhu waxa uu ku sheegay inay u arkaan \u201caf-dambigaas dhicisoobay\u201d inuu ahaa \u201ckhayaano qaran\u201d oo lagu duminayo hay\u2019adaha dastuuriga ah ee dalka, laguna carqaladaynayo doorashooyinka.<\/p>\n<p>Golaha Midowga Musharrixiinta ayaa ku baaqay baaritaan degdeg ah oo lagu sameeyo, iyo in dacwad lagu soo oogo Madaxewyne Farmaajo.<\/p>\n<p>Midowga Musharrxiinta ayaa ugu baaqay madaxweyne Farmaajo inuu \u201cdegdeg u banneeyo\u201d Villa Soomaaliya, sida ay hadalka u dhigeen.<\/p>\n<p>Madaxtooyada Soomaaliya ayaan weli ka jawaabin hadalka Midowga Musharrixiinta<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Arabsiyonews.com<\/strong><\/p>\n<p><strong>Muqdisho Office<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho:-\u00a0Golaha Midowga Musharrixiinta ayaa cambaareeyey waxa ay ku tilaameen \u201cisku dayga afgambi\u201d ee uu shalay oo 27-ka December ay sheegeen inuu ku kacay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. War qoraal ah oo ay soo saareen ayaa goluhu waxa uu ku sheegay inay u arkaan \u201caf-dambigaas dhicisoobay\u201d inuu ahaa \u201ckhayaano qaran\u201d oo lagu duminayo hay\u2019adaha dastuuriga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65693,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65691","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/12\/maxresdefault-9.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h5x","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65691","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65691"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65691\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65694,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65691\/revisions\/65694"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65693"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65691"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65691"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65691"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}