{"id":65581,"date":"2021-10-23T14:59:46","date_gmt":"2021-10-23T14:59:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65581"},"modified":"2021-10-23T14:59:46","modified_gmt":"2021-10-23T14:59:46","slug":"xisbiga-waddani-oo-soo-dhaweeyay-bayaan-ka-soo-baxay-beesha-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/10\/23\/xisbiga-waddani-oo-soo-dhaweeyay-bayaan-ka-soo-baxay-beesha-caalamka\/","title":{"rendered":"Xisbiga WADDANI oo soo Dhaweeyay Bayaan ka soo Baxay Beesha Caalamka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa soo dhaweeyey bayaan ka soo baxay dalalka Beesha caalamka ee taageera Somaliland, kuwaas oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Somaliland ka taageeraan doorashada madaxtooyada ee sannadka dambe.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha Gudiga Qaban qaabada Xisbiga Waddani Ismaaciil Aadan Cismaan ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan\u00a0 \u00a0ka xisbi ahaan. qoraalka ay soo saareen saxiibada Somaliland ee beesha Caalamku.<\/p>\n<p>Ismaaciil Aadan Cismaan Oo Warbaahinta Kula Hadlay Xarunta Xisbiga uu ku leeyahay Magaalada Hargaysa waxaanu tilmaamay in ka Xisbi ahaan ay Diyaar u yihiin Doorashada Madaxtooyada ee la filayo in ay qabsoonto Sanadka 20222<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa soo dhaweeyey bayaan ka soo baxay dalalka Beesha caalamka ee taageera Somaliland, kuwaas oo sheegay in ay diyaar u yihiin in ay Somaliland ka taageeraan doorashada madaxtooyada ee sannadka dambe. Gudoomiyaha Gudiga Qaban qaabada Xisbiga Waddani Ismaaciil Aadan Cismaan ayaa sheegay in ay soo dhaweynayaan\u00a0 \u00a0ka xisbi ahaan. qoraalka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65583,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65581","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/maxresdefault-30.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h3L","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65581","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65581"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65581\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65582,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65581\/revisions\/65582"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65583"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65581"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65581"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65581"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}