{"id":6558,"date":"2015-02-21T10:44:16","date_gmt":"2015-02-21T10:44:16","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6558"},"modified":"2015-02-21T10:44:16","modified_gmt":"2015-02-21T10:44:16","slug":"cidda-leh-inanka-siilaanyo-sodoga-u-yahay-ayaa-hantida-boobaya-cida-leh-marwada-ayaa-awoodda-leh-oo-aanu-wax-u-riboodh-garaynaa-waa-wasiirada-siilaanyo-boqor-buurmadow","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/21\/cidda-leh-inanka-siilaanyo-sodoga-u-yahay-ayaa-hantida-boobaya-cida-leh-marwada-ayaa-awoodda-leh-oo-aanu-wax-u-riboodh-garaynaa-waa-wasiirada-siilaanyo-boqor-buurmadow\/","title":{"rendered":"\u201cCidda Leh Inanka Siilaanyo Sodoga U Yahay Ayaa Hantida Boobaya, Cida Leh Marwada Ayaa Awoodda Leh Oo Aanu Wax U Riboodh-Garaynaa Waa Wasiirada Siilaanyo\u201d Boqor Buurmadow"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/d57a2ac45de737181fa472919c31ff98_L.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6559\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/d57a2ac45de737181fa472919c31ff98_L-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"d57a2ac45de737181fa472919c31ff98_L\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/p>\n<p>Hargeysa(AN)Boqor Cismaan Buurmadow, oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa sheegay inaan Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo lahayn wax sir ah. Waxa uu sheegay in Xukumadda lafteedu iskugu filan tahay mucaarad,islamarkaana kutidhi kuteenka ugu badan iska faafiso.waxa uu eedo culus u jeediyay wasiirada Siilaanyo oo aanu cayimin kuwa dacaayadaha fidiya.<\/p>\n<p>\u201cXukumadda maanta jirta Mucaaradka kaliya ee ku kacsan, waa Wasiirada Madaxweyne Siilaanyo.Cidda dhibta ku haysaa waa wasiiraddiisa ee maaha mucaaradka, sababta oo ah talo kasta oo xukumaddu waddaawaa inay sir yeelataa.mushkiladda jirtaa waxa weeye xukumadda Siilaanyo wax sir ah oo ay leedahay haba yaraatee ma jirto.Dacaayaddaha ugu badan ee raqiiska ahina cida ugu badan e ay ka soo butaacayaan waa wasiirada Dawladda. Waxaan odhan karaa mucaaradku dawladda dhib kuma hayaan, waa mucaaradkii ugu wanaagsanaa ee ugu qaboobaa ee Somaliland soo mara.Mushkiladda jirtaa waa xukumadda iyo wasiiradeeda oo labaduba ay mucaarad isku yihiin. Wasiiradii hore ee Kulmiyena waa kuma Waddani ku biiray\u201d ayuu yidhi Boqor Buurmadow.<\/p>\n<p>Boqor Buurmadow oo ka sii hadlaya arrinta Xukumadda iyo Wasiiradeeda waxa uu yidhi \u201cWasiirada Siilaanyo la fadhiyaa waa kuwa dacaayadaynaya Inanka uu Sodoga u yahay ee u bixiyay Magaca \u201cMorgan\u201d waa wasiirada dawladda, cida leh hanti ayuu boobayaa waa wasiirada dawladda, cida leh Marwada ayaa awoodda leh oo iyada ayaanu wax walba u riboodh garaynaa waa wasiirada dawladda. Waxaan odhan lahaa waa in Xukumadda iyo Xisbigeedu isa saxaan intay Mucaaradka ku mashquulsan yihiin\u201d<\/p>\n<p>Boqor Boqor Buurmadow waxa uu intaasi raaciyay \u201cWaxa weeye Inanka Siilaanyo Sodoga u yahay ee sharaftiisii iyo karaamadiisii meel lagaga dhacay,waxaanu Xukumadda Siilaanyo ka doonaynaa Magdhaw, Inanka Magtiisii iyo mustaqbalkiisiiba waanu ka doonaynaa, maadaama wax faro galin ah ku lahayn Xukumadda, Maadaama lagu soo jeediyay jiilalkii awoowyaasheen ay dhinteen ee loogu magac daray Moorgankii dilay in uu yahay Baashe Cawil, taasina ay tahay godob loo xambaariyay, Cida waxaas fidisayna ay tahay Xukumadda wasiiradeeda\u201d<br \/>\n<!--EndFragment--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(AN)Boqor Cismaan Buurmadow, oo ka mid ah Madaxdhaqameedka Somaliland, ayaa sheegay inaan Xukumadda Madaxweyne Siilaanyo lahayn wax sir ah. Waxa uu sheegay in Xukumadda lafteedu iskugu filan tahay mucaarad,islamarkaana kutidhi kuteenka ugu badan iska faafiso.waxa uu eedo culus u jeediyay wasiirada Siilaanyo oo aanu cayimin kuwa dacaayadaha fidiya. \u201cXukumadda maanta jirta Mucaaradka kaliya ee ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6559,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6558","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1HM","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6558","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6558"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6558\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6558"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6558"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6558"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}