{"id":6554,"date":"2015-02-21T10:39:02","date_gmt":"2015-02-21T10:39:02","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6554"},"modified":"2015-02-21T10:39:02","modified_gmt":"2015-02-21T10:39:02","slug":"madaxweynaha-jabuuti-ismaaciil-geele-oo-muqdisho-ka-degay-sawiro","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/21\/madaxweynaha-jabuuti-ismaaciil-geele-oo-muqdisho-ka-degay-sawiro\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Geele oo Muqdisho ka degay [SAWIRO]"},"content":{"rendered":"<div>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-182790\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/geele1.jpg?resize=600%2C400\" alt=\"geele\" width=\"600\" height=\"400\" \/>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta oo Sabti ah ka degey garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde magaalada Muqdisho.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Geele ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha, waxaana uu salaan sharaf ka qaatey ciidamada bambeyda tuma.<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-182791\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/ismail-gheele.jpg?resize=600%2C400\" alt=\"ismail gheele\" width=\"600\" height=\"400\" \/><\/p>\n<div class=\"other-ads\">\n<p>Madaxweyne Geele ayaa Muqdisho u tegey in uu ka qayb-galo xuska maalinta afka Hooyo oo ku beegan maanta 21 Febarayo 2015, Waxaana xus ballaaran loogu dhigayaa magaalada Muqdisho afka Soomaaliga.<\/p>\n<\/div>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"aligncenter size-full wp-image-182793\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/GEELE1.jpg?resize=600%2C400\" alt=\"GEELE1\" width=\"600\" height=\"400\" \/><\/p>\n<p>Madaxweynaha Dalka Jabuuti Ismaaciil C. Geele ayaa kaalin mugleh ka qaatey in bur-bur laga ilaaliyo af-Soomaaliga kadib markii Qarankii Soomaaliya bur-burey 1991, waxaana ay dalkiisu hoy u noqday af-maal iyo qalinleyda Soomaaliyeed, kuwaas oo qaarkood uu ku sharfey in ay helaan dukumenti ay dalalka deibadda ku tegi karaan.<\/p>\n<p>Madaxweyne Geele ayaa maanta lagu sharfay in uu dhagax dhigo Akadeemiyadda Farshaxanka, Dhaqanka iyo Luuqadaha oo Muqdisho laga dhisaayo.<\/p>\n<p>Imaanshaha Geele ee Muqdisho ayaa ku soo beegmeysa xilli <a title=\"Kusimaha raysalwasaaraha oo dhaawacmey, Xildhibaano ku dhintey qaraxa Hotel Central Muqdisho\" href=\"http:\/\/horseedmedia.net\/2015\/02\/20\/ap-raysalwasaare-kuxigeenka-soomaaliya-maxamed-cumar-carte-oo-dhaaacmey\/\">maalintii shalay <\/a>u ka dhacay magaalada Muqdisho weerar laga argagaxay kaas oo ay ku dhinteen dad ku dhaw 20 qof, ayna ku dhaawacmeen dad ka badan 40 qof.<\/p>\n<p>Amniga Madaxweyne Geele waxaa la wareegay ciidamada dalka Jabuuti ka socda ee ku jooga Soomaaliya magaca AMISOM, waxaana maalmo ka hor soo gaarey Soomaaliya taliyaha guud ee cidanka dalka Jamhuuriyada Jabuuti.<\/p>\n<p>Dalka Jabuti waxa xornimadda qaatey sanadkii 1977, waa dal yar oo ku yaala xeebta badda cas, dadka degan badankood waa Soomaali, waxaana soo raaca Canfar iyo Yemen.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele iyo wefdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta oo Sabti ah ka degey garoonka diyaaradaha ee Adan Cadde magaalada Muqdisho. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dhigiisa Jabuuti Ismaaciil Geele ku soo dhaweeyey garoonka diyaaradaha, waxaana uu salaan sharaf ka qaatey ciidamada bambeyda tuma. Madaxweyne Geele ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6555,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6554","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1HI","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6554","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6554"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6554\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6554"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6554"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6554"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}