{"id":65537,"date":"2021-10-17T14:20:57","date_gmt":"2021-10-17T14:20:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65537"},"modified":"2021-10-17T14:20:57","modified_gmt":"2021-10-17T14:20:57","slug":"madaxweynaha-somaliland-oo-cambaareyey-hadal-kasoo-yeedhay-qaramada-midoobey","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/10\/17\/madaxweynaha-somaliland-oo-cambaareyey-hadal-kasoo-yeedhay-qaramada-midoobey\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Somaliland Oo Cambaareyey Hadal Kasoo Yeedhay Qaramada Midoobey"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay doorashadii labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo dad wejiyadooda qariyey sheegeen inay u codeeyeen dad la sheegay inay Somaliland Matalayaan.<\/p>\n<p>Madaxweynaha oo khudbad dheer ka jeediyey xuska 37 Guurada Maalintada Shuhaadada SNM oo sannad walba la xuso 17-ka bisha October, ayaa sheegay in doorashadaa ka dhacday Soomaaliya ay ahayd mid la doonayey in lagu xumeeyo doorashadii Goleyaasha deegaanka iyo Wakiillada ee Somaliland ka dhacday 31-ka Bishii May ee sannadkan, taasi oo indhaha Caalamka soo jeedatay.<\/p>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi, waxa kale oo uu ka hadlay dadkii reer Soomaaliya ee laga Mastaafuriyey Magaalada Laascaanood, waxaanu la warramay habkii loo qaaday, gaadiidkii loo kireeyay, cuntooyinkii loo sii qaaday.<\/p>\n<p>Madaxweynuhu wuxuu cambaareeyay Hay&#8217;adda UN OCHA oo si aan wanaagsanayn uga hadashay hawl-galkaa dadka lagu mastaafuriyey.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka hadlay doorashadii labada aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya, taasi oo dad wejiyadooda qariyey sheegeen inay u codeeyeen dad la sheegay inay Somaliland Matalayaan. Madaxweynaha oo khudbad dheer ka jeediyey xuska 37 Guurada Maalintada Shuhaadada SNM oo sannad walba la xuso 17-ka bisha October, ayaa sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65539,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65537","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/maxresdefault-21.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h33","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65537"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65540,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65537\/revisions\/65540"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65539"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}