{"id":65528,"date":"2021-10-16T20:30:24","date_gmt":"2021-10-16T20:30:24","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65528"},"modified":"2021-10-16T20:37:22","modified_gmt":"2021-10-16T20:37:22","slug":"beesha-caalamku-waa-inay-aqoonsataa-somaliland-herman-j-cohen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/10\/16\/beesha-caalamku-waa-inay-aqoonsataa-somaliland-herman-j-cohen\/","title":{"rendered":"\u201cBeesha Caalamku waa inay Aqoonsataa Somaliland\u201d Herman J. Cohen"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Somaliland, ayaa yeelatay Saaxiib kale oo Caalami ah, kaasi oo bilaabay inuu Qadiyaddeeda ku soo bandhigo Fagaareyaasha Adduunka, sida Warbaahinta.<\/p>\n<p>Herman J.Cohen oo hore u ahaa ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha dibedda Maraykanka, marna noqday u qaabilsanaha Maraykanka ee Afrika, ayaa taageeray Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland, waxaanu Bulshada Caalamka iyo Midowga Afrika u soo jeediyey in la aqoonsado Somaliland.<\/p>\n<p>Herman J.Cohen ayaa qoraal uu ku baahiyey Internet-ka Jimcihii Shalay, wuxuu kaga warramay Taariikhda Somaliland iyo kala duwaanshiyaha Soomaaliya, waxaanu qoraalkiisa ku yidhi sidan \u201cSoomaaliya iyo Somaliland waxa ay leeyihiin taariikh soo jireen ah, taariikhdaas oo kala duwan, Labada gobolba waa la gumaystay,waxaana ay midkeedba iyada oo gooni ah ay heshay madaxbanaani.\u201d<\/p>\n<p>Herman J.Cohen ayaa hadalkiisa ku sii daray \u201cMarka la eego taariikhda, Midowga Afrika waa in uu aqoonsadaa Somaliland, una aqoonsadaa in ay tahay dal madaxbanaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<blockquote class=\"twitter-tweet\">\n<p dir=\"ltr\" lang=\"en\">Somalia and Somaliland have a long history as distinct entities. They were colonized, and gained independence, separately. In view of the history, the African Union should recognize Somaliland as an independent state, notwithstanding its opposition to state break-up.<\/p>\n<p>\u2014 Herman J. Cohen (@CohenOnAfrica) <a href=\"https:\/\/twitter.com\/CohenOnAfrica\/status\/1449095395473231878?ref_src=twsrc%5Etfw\">October 15, 2021<\/a><\/p><\/blockquote>\n<p><script async src=\"https:\/\/platform.twitter.com\/widgets.js\" charset=\"utf-8\"><\/script><\/p>\n<p>Hadalkan waxa ka cadhooday Dad badan oo ka soo jeeda dalka Soomaaliya, kuwaasi oo bilaabay inay qoraallo Weerar ah ka bilaabaan Twitter-ka<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyo) \u2013 Somaliland, ayaa yeelatay Saaxiib kale oo Caalami ah, kaasi oo bilaabay inuu Qadiyaddeeda ku soo bandhigo Fagaareyaasha Adduunka, sida Warbaahinta. Herman J.Cohen oo hore u ahaa ku-xigeenka Xoghayaha Arrimaha dibedda Maraykanka, marna noqday u qaabilsanaha Maraykanka ee Afrika, ayaa taageeray Qadiyadda Ictiraaf-raadinta Somaliland, waxaanu Bulshada Caalamka iyo Midowga Afrika u soo jeediyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65529,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-65528","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Snapshot_1891.png?fit=1920%2C1080&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h2U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65528","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65528"}],"version-history":[{"count":5,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65528\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65535,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65528\/revisions\/65535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65529"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65528"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65528"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65528"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}