{"id":65466,"date":"2021-10-10T21:28:37","date_gmt":"2021-10-10T21:28:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65466"},"modified":"2021-10-10T21:28:37","modified_gmt":"2021-10-10T21:28:37","slug":"somaliland-oo-wax-ka-beddelaysa-dhaqdhaqaaqeeda-ictiraaf-raadinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/10\/10\/somaliland-oo-wax-ka-beddelaysa-dhaqdhaqaaqeeda-ictiraaf-raadinta\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Wax ka Beddelaysa  Dhaqdhaqaaqeeda Ictiraaf Raadinta"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamed, ayaa ka hadlay jidka uu u marayo ictiraaf-raadinta Somaliland.<\/p>\n<p>Wasiir Ciise Kayd wuxuu sheegay in xafiisyada diblumaasiyadeed ee Somaliland ku leedahay dalalka dibeddu aanay noqon doonin kuwo dhaqdhaqaaqooda la arko xusaska 18-ka May oo keliya, balse hadda ka dib laga dhigi doono kuwo qabta hawl-maalmeed joogto ah, si meel-dheer loo gaadhsiiyo Qadiyadda Ictiraaf-raadinta, isaguna ka Wasiir ahaan uu Masuuliyiinta Dawladaha Shisheeye la kulmi doono marka uu dalalkooda booqdo, halkii wakhtiyadii hore Wasiirrada Xukuumadda ka socdaa khudbado keliya ka jeedin jireen Xaflado Qurbe-joogto ugu qabtaan Hoteellada dalalka ay booqashada ku tagaan.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Wasiirka arrimaha dibedda Somaliland oo khudbad u jeediyey qaar ka mid ah Qurbe-joogta Somaliland ee xilligan dalka gudihiisa ku sugan, ayaa sidoo kale sheegay inuu dedaalka ugu badan ee ictiraaf-raadinta ku bixin doono Dawladaha dadkoodu ku hadlaan Afka Faransiiska, si kor loogu qaadayo Saaxiibbada Somaliland ee Caalamka, taasi oo uu xusay inay Somaliland ka caawinayso dedaalkeeda ictiraaf-raadineed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) &#8211; Wasiirka cusub ee Wasaaradda arrimaha dibedda iyo iskaashiga Caalamiga ah ee Somaliland Dr. Ciise Kayd Maxamed, ayaa ka hadlay jidka uu u marayo ictiraaf-raadinta Somaliland. Wasiir Ciise Kayd wuxuu sheegay in xafiisyada diblumaasiyadeed ee Somaliland ku leedahay dalalka dibeddu aanay noqon doonin kuwo dhaqdhaqaaqooda la arko xusaska 18-ka May oo keliya, balse [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65468,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65466","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/sddefault-4.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h1U","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65466","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65466"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65466\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65467,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65466\/revisions\/65467"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65468"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65466"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65466"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65466"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}