{"id":65461,"date":"2021-10-10T19:44:56","date_gmt":"2021-10-10T19:44:56","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65461"},"modified":"2021-10-10T19:44:56","modified_gmt":"2021-10-10T19:44:56","slug":"somaliland-oo-ku-dhawaaqday-inay-mastaafurinayso-dadka-ajaanibka-ah-ee-ku-nool-gobolka-sanaag","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/10\/10\/somaliland-oo-ku-dhawaaqday-inay-mastaafurinayso-dadka-ajaanibka-ah-ee-ku-nool-gobolka-sanaag\/","title":{"rendered":"Somaliland Oo Ku Dhawaaqday Inay Mastaafurinayso Dadka Ajaanibka Ah Ee Ku Nool Gobolka Sanaag."},"content":{"rendered":"<p>Ceerigaabo (Arabsiyonews) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in dadka aan u dhalan Somaliland ee ku nool Gobolka Sanaag ay kaga saarayso muddo dhan 14 Maalmood gudahood ah.<\/p>\n<p>Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Sanaag, ahna sii haya xilka Badhasaabka Gobolkaasi Maxamed Khaliif Nuur oo Axadda Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Ceerigaabo, ayaa ku dhawaaqay in Dawladda Somaliland go&#8217;aamisay in Gobolka Sanaag laga mastaafuriyo dadka aan u dhalan Somaliland, sidaasi darteedna ay Maamul ahaan ku Wargelinayaan dadka aan Somaliland u dhalan ee ku nool Sanaag, sida Ganacsatadu ay ku diyaar-garoobaan muddo dhan 14 Maalmood, wixii ka dambeeya 24-ka bishan October-na ay Dawladdu gacanteeda ku mastaafurin doonto.<\/p>\n<p>Badhasaab ku-xigeenka Gobolka Sanaag wuxuu sheegay in arrintani aanay ku koobnayn cid gaar ah, balse ay khusayso dhammaan dadka aan u dhalan Somaliland, markaana loo baahan yahay inay dadka ajaanibka ahi ku diyaar-garoobaan muddadaa loo qabtay ee 14-ka Maalmood ah.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Ceerigaabo (Arabsiyonews) &#8211; Dawladda Somaliland, ayaa ku dhawaaqday in dadka aan u dhalan Somaliland ee ku nool Gobolka Sanaag ay kaga saarayso muddo dhan 14 Maalmood gudahood ah. Guddoomiye ku-xigeenka Gobolka Sanaag, ahna sii haya xilka Badhasaabka Gobolkaasi Maxamed Khaliif Nuur oo Axadda Maanta Saxaafadda kula hadlay Magaalada Ceerigaabo, ayaa ku dhawaaqay in Dawladda Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65463,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65461","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/maxresdefault-10.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h1P","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65461","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65461"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65461\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65462,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65461\/revisions\/65462"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65463"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65461"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65461"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65461"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}