{"id":65433,"date":"2021-10-09T13:57:40","date_gmt":"2021-10-09T13:57:40","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65433"},"modified":"2021-10-09T13:57:40","modified_gmt":"2021-10-09T13:57:40","slug":"golaha-guurtida-oo-ka-biyo-diiday-dood-ay-sonsaf-qabatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/10\/09\/golaha-guurtida-oo-ka-biyo-diiday-dood-ay-sonsaf-qabatay\/","title":{"rendered":"Golaha Guurtida oo ka Biyo-diiday Dood ay SONSAF Qabatay"},"content":{"rendered":"<div class=\"kvgmc6g5 cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa (Arabsiyonews) Xildhinaanada ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka biyo diiday dood ay magaalada Hargeysa ku qabteen dalada ay ku midaysan yihiin urada aan dawliga ahayn ee SONSAF, taas oo nuxurkeedu ahaa qaabka loo mari doono doorashada golaha guurtida Somaliland.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Xidhibaanadaas oo kala ahaa Cabdicasiis Gaaxnuug, Maxamuud Xareed iyo Cabdiraxmaan Shaadh ayaa dalada SONSAF ku eedeeyay inay galeen arrimo siyaasadeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Golaha guurtida Somaliland oo muddo xilleedkoodu uu ku eeg yahay sannadka 2023 ayay mudooyinkii u dambeeyay doodi ka taagnayd sida loo biixinaayo xubinta golahas ka baxda iyo hannaankii loo mari lahaa doorashadooda.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\">Hargeysa.com<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) Xildhinaanada ka tirsan golaha guurtida Somaliland ayaa ka biyo diiday dood ay magaalada Hargeysa ku qabteen dalada ay ku midaysan yihiin urada aan dawliga ahayn ee SONSAF, taas oo nuxurkeedu ahaa qaabka loo mari doono doorashada golaha guurtida Somaliland. Xidhibaanadaas oo kala ahaa Cabdicasiis Gaaxnuug, Maxamuud Xareed iyo Cabdiraxmaan Shaadh ayaa dalada SONSAF [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65434,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-65433","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/10\/Shir-guddoonka-golaha-guurtida-iyo-xoghayayaasha-golahaasi.jpg?fit=600%2C400&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h1n","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65433","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65433"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65433\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65436,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65433\/revisions\/65436"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65434"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65433"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65433"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65433"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}