{"id":6541,"date":"2015-02-20T12:24:55","date_gmt":"2015-02-20T12:24:55","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6541"},"modified":"2015-02-20T12:24:55","modified_gmt":"2015-02-20T12:24:55","slug":"diyaaradaha-dagaalka-ee-ruushka-oo-lagu-arkay-xeebaha-ingiriiska-iyo-jawaabta-britain-ka-bixisay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/20\/diyaaradaha-dagaalka-ee-ruushka-oo-lagu-arkay-xeebaha-ingiriiska-iyo-jawaabta-britain-ka-bixisay\/","title":{"rendered":"Diyaaradaha Dagaalka Ee Ruushka Oo Lagu Arkay Xeebaha Ingiriiska Iyo Jawaabta Britain Ka Bixisay"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/A-Predator-drone-spyplane-007-1-150x150.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6542\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/A-Predator-drone-spyplane-007-1-150x150.jpg?resize=150%2C150\" alt=\"A-Predator-drone-spyplane-007-1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Diyaaradaha dagaalka ee Britain ayaa si hal haleel ah ku kacay kadib markii labo diyaaradaha wax duqeeya ah oo Russia leeahay lagu arkay meel wax yar u jirta xeebta Cornwall ee koonfur galbeed England.<br \/>\nWasaaradda difaaca ee London ayaa sheegtay in diyaaradaha ay ku wehliyeen kuwa Russia, ilaa iyo inta ay ka baxayeen hawada Britain.<\/h2>\n<h2>\u00a0Dhacdadan ayaa timid kadib markii wasiirka difaaca, Micheal Fallon, uu ka digay khatarta muuqata ee madaxweynaha Russia, Vladimir Putin, ku yahay sadexda dal ee la isku yirdhahdo Baltic-ga oo kala ah Estonia, Latvia iyo Lithuania.<\/h2>\n<h2>Dalalkaasi oo Nato ka tirsan ayaa wax la sheegayaa in hadalka Fallon uu muujinaya walaaca sii kordhaya ee dalalka Nato ee ku saabsan ujeedada Russia kaddib xiisadda bariga Ukraine<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Diyaaradaha dagaalka ee Britain ayaa si hal haleel ah ku kacay kadib markii labo diyaaradaha wax duqeeya ah oo Russia leeahay lagu arkay meel wax yar u jirta xeebta Cornwall ee koonfur galbeed England. Wasaaradda difaaca ee London ayaa sheegtay in diyaaradaha ay ku wehliyeen kuwa Russia, ilaa iyo inta ay ka baxayeen hawada Britain. [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6542,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6541","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Hv","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6541","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6541"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6541\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6541"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6541"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6541"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}