{"id":6538,"date":"2015-02-20T12:21:18","date_gmt":"2015-02-20T12:21:18","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6538"},"modified":"2015-02-20T12:21:18","modified_gmt":"2015-02-20T12:21:18","slug":"maxkamadda-garoowe-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-laba-nin-oo-shabaabnimo-lagu-eedeeyay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/20\/maxkamadda-garoowe-oo-xukun-dil-ah-ku-riday-laba-nin-oo-shabaabnimo-lagu-eedeeyay\/","title":{"rendered":"Maxkamadda Garoowe oo xukun dil ah ku riday laba nin oo Shabaabnimo lagu eedeeyay"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_1DFBA4-9132D6-670AFB-E3231F-8C61DF-C70575.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6539\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_1DFBA4-9132D6-670AFB-E3231F-8C61DF-C70575.png?resize=210%2C210\" alt=\"IMG_1DFBA4-9132D6-670AFB-E3231F-8C61DF-C70575\" width=\"210\" height=\"210\" \/><\/a><\/p>\n<p>Garowe(AN)Maxkamadda Magaalada Garoowe, ayaa waxaa Khamiistii la horkeenay saddex nin oo si dhow loola xidhiidhiyay Ururka mayalka adag ee Al Shabaab,isla-markaana ku eedeysan inay dilal ka geysteen deegaanada Puntland.<\/p>\n<div>\n<p>Saddexdaasi nin oo lagu kala magacaabo Cawil Cali Faarax, C\/fataax C\/laahi Yuusuf iyo C\/raxmaan Cismaan Yuusuf, ayaa waxay Maxkamaddu ku eedeysay inay afar qof ku dileen Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug.<br \/>\n4-ta nin ee lagu dilay Waqooyiga Galkacyo, ayaa waxaa magacyadoodu lagu kala sheegay Nabadoon Aadan Faarax Dheere, Cabdi Maxamed Aadan, Cali Faarax iyo Liibaan C\/laahi.<br \/>\nXukunka Maxkamadda, ayaa u dhacay sidatan:<br \/>\nCawil Cali Faarax, dil toogasho<br \/>\nC\/fataax C\/laahi Yuusuf, dil toogasho<br \/>\nC\/raxmaan Cismaan Yuusuf, xabsi daa&#8217;in.<br \/>\nXeer Ilaaliyaha Maxkamada Garowe C\/laahi Xirsi Cilmi, ayaa sheegay in saddexdaasi nin xukunada lagu riday, ay muddo 30 cisho ah kaga qaadan karaan racfaan.<\/p>\n<\/div>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Garowe(AN)Maxkamadda Magaalada Garoowe, ayaa waxaa Khamiistii la horkeenay saddex nin oo si dhow loola xidhiidhiyay Ururka mayalka adag ee Al Shabaab,isla-markaana ku eedeysan inay dilal ka geysteen deegaanada Puntland. Saddexdaasi nin oo lagu kala magacaabo Cawil Cali Faarax, C\/fataax C\/laahi Yuusuf iyo C\/raxmaan Cismaan Yuusuf, ayaa waxay Maxkamaddu ku eedeysay inay afar qof ku dileen [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6539,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6538","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Hs","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6538","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6538"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6538\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6538"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6538"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6538"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}