{"id":65356,"date":"2021-09-28T21:07:15","date_gmt":"2021-09-28T21:07:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65356"},"modified":"2021-09-28T21:07:15","modified_gmt":"2021-09-28T21:07:15","slug":"mudanayaasha-golaha-guurtida-somaliland-oo-ansixiyay-xeerka-aasaaska-hayadda-shaqaalaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/09\/28\/mudanayaasha-golaha-guurtida-somaliland-oo-ansixiyay-xeerka-aasaaska-hayadda-shaqaalaha\/","title":{"rendered":"Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland Oo Ansixiyay Xeerka Aasaaska Hay\u2019adda Shaqaalaha."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Aabsiyonews):-Fadhigii maanta ee golaha guurtida Somaliland oo uu shirguddoominaayay guddoomiyaha golahaasi mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha golahaasi waxa ay meel mariyeen xeerka aasaaska hay\u2019adda shaqaalaha iyo maamulka shaqaalaha dawladda ee xeer Lanbar 97\/2021.<\/p>\n<p>Fadhigaasi oo ay ku sugnaayeen 49 mudane ayaa marki cod gacan taag ah loo qaaday waxa oggolaaday xeerkaasi 40 mudane, waxa diiday 6 mudane, waxa ka aamusay 2 mudane, guddoomiyuhuna muu codeyn, waxaana sidaas golaha guurtidu uu ku meel mariyay xeerka aasaaska hay\u2019adda shaqaalaha iyo maamulka shaqaalaha dawladda.<\/p>\n<p>Geesta kale, xildhibaan Axmed Daahir Jirde oo ka mid ahaa mudanayaashii joogay golaha guurtida Somaliland markii xeerkaasi la ansixinayay ayaa sheegay in xeerkani uu ahmiyad weyn u leeyahay maamulka shaqaalaha dawladda Somaliland, gaar ahaan kuwa hawlgabka ah, kuwa curyaamiinta ah, illaalintooda iyo dallacsiintooda, iyo guud ahaanba anshaxmarinta shaqaalaha dawladda.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hageysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Aabsiyonews):-Fadhigii maanta ee golaha guurtida Somaliland oo uu shirguddoominaayay guddoomiyaha golahaasi mudane Saleebaan Maxamuud Aadan ayaa mudanayaasha golahaasi waxa ay meel mariyeen xeerka aasaaska hay\u2019adda shaqaalaha iyo maamulka shaqaalaha dawladda ee xeer Lanbar 97\/2021. Fadhigaasi oo ay ku sugnaayeen 49 mudane ayaa marki cod gacan taag ah loo qaaday waxa oggolaaday xeerkaasi 40 mudane, waxa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":60748,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-65356","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2020\/12\/Golaha-Wakiillada-Somaliland.jpg?fit=696%2C392&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-h08","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65356","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65356"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65356\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65357,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65356\/revisions\/65357"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/60748"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65356"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65356"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65356"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}