{"id":65254,"date":"2021-09-18T19:31:05","date_gmt":"2021-09-18T19:31:05","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65254"},"modified":"2021-09-18T22:12:06","modified_gmt":"2021-09-18T22:12:06","slug":"jabuuti-iyo-somaliland-oo-safka-hore-ka-galay-dalalka-laga-dhoofiyo-harimo-cadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/09\/18\/jabuuti-iyo-somaliland-oo-safka-hore-ka-galay-dalalka-laga-dhoofiyo-harimo-cadka\/","title":{"rendered":"Jabuuti Iyo Somaliland Oo Safka Hore Ka Galay Dalalka Laga Dhoofiyo Harimo-cadka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Ugaadhsiga Xayawaanaadka kala duwan, sida Harimo-cadka iyo ka Ganacsigooda Sharci-darrada ah, ayaa Faraha ka baxay Dalal badan oo Afrika ku yaalla.<\/p>\n<p>Ka Ganacsiga Harimo-cadka la soo Ugaadhsado oo Hab Qarsoodi ah Dalalka Afrika loogaga saaro Diyaarado iyo Doonyo si Dalal kale loogu iib-geeyo, ayaa maraya heer ah in Iibkooda lagu xayeysiiyo Baraha Bulshadu ku wada xidhiidho, sida Facebook.<\/p>\n<p>War-bixin dheer oo ay daabacday Warbaahinta The East African oo Fadhigeedu yahay Dalka Kenya, ayaa lagu sheegay in Somaliland iyo Jabuuti Safka hore kaga jiraan Goobaha laga dhoofiyo Xayawaannaadka la Ugaadhsado ee Harimo-cadku ka mid yahay.<\/p>\n<p>Warbaahinta oo soo xiganaysa Report ay soo saartay Hay\u2019adda difaaca Xayawaanka ee \u2018World Animal Protection\u2019 ayaa sheegay in Xayawaannaadka la ugaadhsado ay ka mid yihiin Harimo-cadka, Fiid-meerta iyo Harimo-cadka kiisa yaryar, ka dibna si Qarsoodi ah meelaha qaar loogaga daabulo diyaarado ama Doonyo.<\/p>\n<p>Patricia Tricorache oo ah aqoonyahanad Khabiir ku ah ka Ganacsiga Sharci-darrada ah ee Duur-joogta isla-markaana ka tirsan Jaamacadda \u00a0Colorado ee dalka Maraykanka, ayaa sheegtay in intii uu waday cilmi-baadhistiisa la xidhiidha Bogagga Baraha Bulshada ee lagu xayeysiiyo duur-joogta la soo ugaadhsaday si loo iibiyo uu ogaaday in Duur-joogta la dhoofiyo waddan kasta oo Afrika ka mid ah, Laatiin Ameerika iyo Qaaradda Aasiya \u201cDiyaarado kala duwan baa lagu soo daabulaa\u201d ayay tidhi\u00a0 Patricia Tricorache<\/p>\n<p>Cilmi-baadhista Ms Tricorache ayaa daaha ka qaadday in Harimo-cadka yaryar ee laga ugaadhsado Somaliland iyo Jabuuti inta badan doonyo lagu geeyo \u00a0Dalalka Bariga Dhexe, iyadoo intaa raacisay War-bixintu inay jiraan in marmarka qaarkood diyaarado lagu daabulo Harimo-cadka yaryar ee laga ugaadhsado Somaliland iyo Jabuuti.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Ugaadhsiga Xayawaanaadka kala duwan, sida Harimo-cadka iyo ka Ganacsigooda Sharci-darrada ah, ayaa Faraha ka baxay Dalal badan oo Afrika ku yaalla. Ka Ganacsiga Harimo-cadka la soo Ugaadhsado oo Hab Qarsoodi ah Dalalka Afrika loogaga saaro Diyaarado iyo Doonyo si Dalal kale loogu iib-geeyo, ayaa maraya heer ah in Iibkooda lagu xayeysiiyo Baraha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65256,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65254","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault-37.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gYu","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65254","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65254"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65254\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65255,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65254\/revisions\/65255"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65256"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65254"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65254"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65254"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}