{"id":6524,"date":"2015-02-20T12:02:58","date_gmt":"2015-02-20T12:02:58","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6524"},"modified":"2015-02-20T12:02:58","modified_gmt":"2015-02-20T12:02:58","slug":"qaramada-midoobay-oo-baaq-u-dirtay-dawladda-suuriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/20\/qaramada-midoobay-oo-baaq-u-dirtay-dawladda-suuriya\/","title":{"rendered":"Qaramada Midoobay Oo Baaq U Dirtay Dawladda Suuriya"},"content":{"rendered":"<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_10DC19-50BF5F-66F1F7-48A2FC-F1BF5E-EA8158.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6528\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/IMG_10DC19-50BF5F-66F1F7-48A2FC-F1BF5E-EA8158.jpg?resize=210%2C210\" alt=\"IMG_10DC19-50BF5F-66F1F7-48A2FC-F1BF5E-EA8158\" width=\"210\" height=\"210\" \/><\/a><\/p>\n<p>Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Syria inay dhaqso u sii deyso dadka xabsiyada ku jira ee si nabad ah u soo bandhigay fakarkooda<\/p>\n<h2>Madaxa xuquuqda aadanaha Qaramada Midoobay, Zeid Ra\u2019ad Al Hussein, ayaa sheegay ilaa markii ay bilaabmeen dibadbaxyada lagaga soo horjeedo taliska afar sano ka hor inay suurgal aheyd in boqolaal kun xabsiyada la dhigay.<\/h2>\n<h2>Wuxuu sheegay inay tani welwel leedahay marka la ogaaday xaaladda xun ee ay ku jiraan maxaabiista.<\/h2>\n<h2>Al Hussein ayaa ka hadlay warbixinada adeegsiga qolalka jidhdilka iyo su\u2019aalo weydiinta aadka u xun.<\/h2>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Qaramada Midoobay ayaa ugu baaqday dowladda Syria inay dhaqso u sii deyso dadka xabsiyada ku jira ee si nabad ah u soo bandhigay fakarkooda Madaxa xuquuqda aadanaha Qaramada Midoobay, Zeid Ra\u2019ad Al Hussein, ayaa sheegay ilaa markii ay bilaabmeen dibadbaxyada lagaga soo horjeedo taliska afar sano ka hor inay suurgal aheyd in boqolaal kun xabsiyada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6528,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6524","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1He","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6524","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6524"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6524\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6524"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6524"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6524"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}