{"id":65235,"date":"2021-09-16T21:34:15","date_gmt":"2021-09-16T21:34:15","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65235"},"modified":"2021-09-16T21:34:15","modified_gmt":"2021-09-16T21:34:15","slug":"hargeysahadhimo-sharafeed-lagu-maamuusay-wafti-ka-socday-ddsi-oo-ka-qayb-galay-aaska-suldaan-cumar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/09\/16\/hargeysahadhimo-sharafeed-lagu-maamuusay-wafti-ka-socday-ddsi-oo-ka-qayb-galay-aaska-suldaan-cumar\/","title":{"rendered":"Hargeysa:Hadhimo Sharafeed Lagu Maamuusay Wafti Ka Socday DDSI Oo ka Qayb Galay Aaska Suldaan Cumar"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Casuumad Qado-sharafa oo lagu sagootiyay Wefti culus oo ka socday dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Gacalo ee Magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Weftigan oo isugu jiray Wasiiro, Ganacsato iyo Madax-dhaqameed, ayaa waxa hogaaminayay Wasiirka Maal-gashiga iyo qurba-jooga, xidhiidhka caalamiga ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdisalaan Yuusuf, isla markaana ay ka mid ahaayeen Garaad Kulmiye Garaad Dool Garaad Xirsi oo ka mida madax-dhaqameedka dawlad-deegaanka Soomaalida Ethiopia, Suldaan Cabdi Cali Shagax ayaa u riiyaaqay sidii quruxda badnayd ee loo soo dhaweeyey.<\/p>\n<p>Ugu horeyn waxa halkaasi ka hadlay Wasiirada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga Somaliland Dr. Ciise Kayd, iyo Wasiirka Beeraha Somaliland Wasiir Kuxigeenka Caafimaad Liiibaan Yuusuf Cismaan, waxaanay si isku mida ugu mahad-celiyeen Weftiga Ka socday dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ee ka soo qeybgalay Caleemo-saarka Suldaanka Cusub ee Suldaan Cabdiraxmaan Suldaan Cumar Suldaan Maxamed,<\/p>\n<p>Sidoo Kale, waxa halkaasi ka hadlay Madax-dhaqameed ay ka mid yihiin Ugaas Axmed Maxamed Siciid iyo Suldaan Barre Xaaji Xuseen ayaa si qurux baddan weftiga u sagootiyey, isla markaana uga mahad-celiyay sida qiimaha iyo walaalnimada leh ee ay uga soo qeybgaleen Aaskii qaran ee loo sameeyey Suldaankii guud ee Beelaha ARAB Marxuum Suldaan Cumar Suldaan Maxamed<\/p>\n<p>Geesta Kale, Geesta Wasiirka Maal-gashiga iyo qurba-jooga, xidhiidhka caalamiga ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdisalaan Yuusuf oo ku hadlayay Afka Weftiga ayaa sheegay in si qurux baddan loo soo dhaweeyey<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Casuumad Qado-sharafa oo lagu sagootiyay Wefti culus oo ka socday dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Gacalo ee Magaalada Hargeysa. Weftigan oo isugu jiray Wasiiro, Ganacsato iyo Madax-dhaqameed, ayaa waxa hogaaminayay Wasiirka Maal-gashiga iyo qurba-jooga, xidhiidhka caalamiga ee dawlad deegaanka Soomaalida Ethiopia Cabdisalaan Yuusuf, isla markaana ay ka mid ahaayeen Garaad Kulmiye [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65237,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-65235","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/maxresdefault-30.jpg?fit=1280%2C720&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gYb","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65235","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65235"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65235\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65236,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65235\/revisions\/65236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65237"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65235"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65235"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65235"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}