{"id":65181,"date":"2021-09-13T15:17:18","date_gmt":"2021-09-13T15:17:18","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65181"},"modified":"2021-09-13T15:17:18","modified_gmt":"2021-09-13T15:17:18","slug":"maxaa-ka-jira-inuu-dhintay-mullah-abdul-ghani-baradar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/09\/13\/maxaa-ka-jira-inuu-dhintay-mullah-abdul-ghani-baradar\/","title":{"rendered":"Maxaa ka jira \u2018inuu dhintay\u2019 Mullah Abdul Ghani Baradar?"},"content":{"rendered":"<p>Kabul:-Mid ka mid ah aas-aasayaasha Taalibaan, haddana ah ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda ku-meel gaarka ah ee Afghanistan ayaa maanta baahiyey cod uu ku sheegayo inuu nool yahay, islamarkaana caafimaad qabo, kadib markii baraha bulshada ay qabsadeen warar sheegaya inuu dhintay.<\/p>\n<p>Mullah Abdul Ghani Baradar, oo toddobaadkii tegay loo magacaabay ninka ku xiga Mullah Mohammed Hassan Akhund oo hoggaaminaya xukuumadda ku-meel gaarka ah ee Taalibaan, ayaa \u201cdacaayad been abuur ah\u201d ku tilmaamay xanta ku saabsan dhimashadiisa.<\/p>\n<p>Wararkan la xiriira dhimashiisa ayaa aad u qabsaday baraha bulshada \u2013gaar ahaan dalka India \u2014 halkaasi oo lagu sheegay in lagu dhaawacay hoobiye kadib iska horimaad madaxtooyada Afghanistan ku dhex-maray laba koox oo ka kala tirsan Taalibaan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa warbaahinta ku jira warar ku saabsan dhimashadeyda,\u201d ayuu Baradar ku yiri cod ay baahisay Taalibaan.<\/p>\n<p>\u201cDhowrkii habeen ee tegay, waxaan ku maqnaa safar. Meel kasta oo aan hadda joogo, waan wanaagsannahay dhammaanteen, walaalahey iyo saaxiibadey,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>\u201cWarbaahinta waxay mar kasta daabacaan dacaayad been abuur ah. sidaas darteed, si geesinimo leh isaga diida beentaas, waxaana 100% idiin xaqiijinayaa inaysan waxba jirin, oo aan wax dhibaato ah qabin,\u201d ayuu yiri.<\/p>\n<p>Suurta-gal ma aheyn in si madax-banaan loo xaqiijiyo codka, hase yeeshee waxaa lasoo dhigay bogagga rasmiga ah ee kooxda \u2013 oo uu ku jiro midka afhayeenka xafiiska siyaasadda ee xukuumadda cusub.<\/p>\n<p>Hoggaamiyaha sare ee Taalibaan Hibatullah Akhundzada ayaa sidoo kale dhowr sano la isla dhex-marayey inuu dhintay kahor inta aanu afhayeenka kooxda sheegin \u201cinuu ku sugan yahay Kandahar\u201d laba toddobaad kadib markii ay qabsadeen.<\/p>\n<p>Dalalka Pakistan iyo Afghanistan ayaa xantu aheyd inuu u dhintay cudurka COVID-19, ama lagu dilay qarax.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kabul:-Mid ka mid ah aas-aasayaasha Taalibaan, haddana ah ra\u2019iisul wasaare ku-xigeenka xukuumadda ku-meel gaarka ah ee Afghanistan ayaa maanta baahiyey cod uu ku sheegayo inuu nool yahay, islamarkaana caafimaad qabo, kadib markii baraha bulshada ay qabsadeen warar sheegaya inuu dhintay. Mullah Abdul Ghani Baradar, oo toddobaadkii tegay loo magacaabay ninka ku xiga Mullah Mohammed Hassan [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65182,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-65181","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/Mullah-Abdul-Ghani-Baradar.jpg?fit=2426%2C1617&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gXj","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65181","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65181"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65181\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65183,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65181\/revisions\/65183"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65182"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65181"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65181"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65181"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}