{"id":6517,"date":"2015-02-20T11:57:36","date_gmt":"2015-02-20T11:57:36","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6517"},"modified":"2015-02-20T11:57:36","modified_gmt":"2015-02-20T11:57:36","slug":"galaydh-oo-ka-hadlay-dagaallo-maleeshiyaadka-khaatumo-la-galeen-milletariga-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/20\/galaydh-oo-ka-hadlay-dagaallo-maleeshiyaadka-khaatumo-la-galeen-milletariga-somaliland\/","title":{"rendered":"Galaydh Oo Ka Hadlay Dagaallo Maleeshiyaadka Khaatumo La Galeen Milletariga Somaliland"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/cali-qaalif2-1-150x150.png\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-full wp-image-6521\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/cali-qaalif2-1-150x150.png?resize=150%2C150\" alt=\"cali-qaalif2-1-150x150\" width=\"150\" height=\"150\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo ku Magacaaban Hoggaamiyaha kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo ayaa ka hadlay weeraro gaadmo ah oo Maleeshiyaad kooxdiisa taabacsani maalmihii u dambeeyay ku qaadayeen ciidamada Qaranka ee deegaannada Sool iyo Buuhoodle.<\/h2>\n<h2>Galaydh wuxuu sheegay inay doonayaan inay fidiyaan waxa uu ugu yeedhay Maamulka Khaatumo ee dhibaatada ka wada deegaannada Buuhoodle iyo Sool, isaga oo xusay I dagaalladii u dambeeyay ahaayeen kuwo qorshayaashooda ka mid ah \u201cTobankii maalmood ee ugu dambeeyay is-difaac iyo ciidamo Khaatumo ka tirsan ayaa waxay meel walba ku weerareen ciidanka Somaliland, waxaa ugu dambeysay weerar habeen hore dhacay\u201dayuu yidhi, waxaanu intaasi ku daray in waxa uu ugu yeedhay Maamulkiisa uu ku fidi doono meel walba oo ka mid ah meelaha ay joogaan ciidamada Qaranka Somaliland \u201cHaddii aan nabad la helin waxaa waajib inaan dagaalanno oo aan xoreyno meelaha nalaga haysto oo dhan, waana taas tan ay fikradeennu kusoo ururi doonto\u201d<\/h2>\n<h2>Galaydh, oo sii hadlaya ayaa sheegay \u201cAnnaga waxaa naga ballan ah ummadda waxa danteeda ah inaan ka shaqeyno\u201d ayuu yidhi, isagoo ka hadlayey Magaalada Muqdisho oo uu ku joogo firxad, ka dib markii dabayaaqada sanadkii hore ay ciidamada Qaranku ka caydhiiyeen deegaanka Saax-dheer.<\/h2>\n<h2>Dhawaan ayaa xaaskiisu warbaahinta u sheegtay in ciidamada FBI-da Maraykanku ku wargeliyeen inay Galaydh ka badbaadiyeen qorshe ciidamada Somaliland ku doonayeen inay ku dilaan, taasi oo ku keentay inuu soo dhaafi waayo Muqdisho.<\/h2>\n<p><!--EndFragment--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dr. Cali Khaliif Galaydh, oo ku Magacaaban Hoggaamiyaha kooxda nabad-diidka ah ee Khaatumo ayaa ka hadlay weeraro gaadmo ah oo Maleeshiyaad kooxdiisa taabacsani maalmihii u dambeeyay ku qaadayeen ciidamada Qaranka ee deegaannada Sool iyo Buuhoodle. Galaydh wuxuu sheegay inay doonayaan inay fidiyaan waxa uu ugu yeedhay Maamulka Khaatumo ee dhibaatada ka wada deegaannada Buuhoodle iyo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6521,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6517","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1H7","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6517","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6517"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6517\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6517"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6517"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6517"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}