{"id":65150,"date":"2021-09-12T12:20:37","date_gmt":"2021-09-12T12:20:37","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=65150"},"modified":"2021-09-12T12:20:37","modified_gmt":"2021-09-12T12:20:37","slug":"natiijada-imtaxanaadka-shahaadiga-ah-ee-somaliland-oo-lagu-dhawaaqay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/09\/12\/natiijada-imtaxanaadka-shahaadiga-ah-ee-somaliland-oo-lagu-dhawaaqay\/","title":{"rendered":"Natiijada imtaxanaadka shahaadiga ah ee Somaliland oo lagu dhawaaqay"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Imtaxanaadka shahaadiga ah ee Somaliland guud ahaan isku darka dugsiyada sare iyo hoose dhexe, waxa u fadhiistay, 32,757 arday, waxa gudbay\u00a0 31,645 arday, halka ay dhaceen 1,112 arday.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Xafiiska Imtaxaanadka Somaliland Da&#8217;uud Axmed Faarax, ayaa warbaahinta u akhriyay tirada natiijada imtaxaanadka dugsiyada hoose dhexe iyo dugsiyada sare.<\/p>\n<p>&#8220;Dugsiyada hoose dhexe waxa u fadhiistay 21,168 arday, tirada gudubtay waa 20,009 arday, tirada dhacday waa 850 arday, oo macnaheedu yahay 95% way gudbeen 4% way dhaceen&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Dugsiga sare tirada guud ee imtaxaanka u fadhiisatay waxay ahayd 11,589, tirada dhacday waa 262, oo u dhiganta 2.28%, halkaa waxa la fahmi karaa in ardaydu dadaal muujiyeen waayo tirada dhacday aad bay u yartahay marka loo eego sanadihii ka horeeyay&#8221; ayuu yidhi guddoomiye Da&#8217;uud.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha ayaa sidoo kale ka hadlay tirada arday maadooyinka qaar laga baabiiyay, kadib markii lagu qabtay qish, sida waraaqo, mobilo iyo wixi lamid ah.<\/p>\n<p>&#8220;379 arday ayaa laga baabiiyay maadooyin, maadada Carabiga 36 arday ayaa laga baabiiyay, 16 arday ayaa laga baabiiyay Bayoolajiga, Kimistariga 54 arday, Ingiriisi1 3 arday, Ingiriisi2 22 arday, Juquraafiga 48 arday, Taariikhda 4 arday, Diinta 4 arday , Xisaab1 20 arday, Xisaab2 110 arday, Fiisigis 13 arday, Soomaali 49 arday&#8221; ayuu yidhi guddoomiye Daa&#8217;uud.<\/p>\n<p>Tirada ardayda ee aan gudbin ayaa sanadkan aad uga yar sanadihii hore, waxaana muuqata in ardaydu dadaaleen sida uu sheegay guddoomiye Daa&#8217;uud.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Offic<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Imtaxanaadka shahaadiga ah ee Somaliland guud ahaan isku darka dugsiyada sare iyo hoose dhexe, waxa u fadhiistay, 32,757 arday, waxa gudbay\u00a0 31,645 arday, halka ay dhaceen 1,112 arday. Guddoomiyaha Xafiiska Imtaxaanadka Somaliland Da&#8217;uud Axmed Faarax, ayaa warbaahinta u akhriyay tirada natiijada imtaxaanadka dugsiyada hoose dhexe iyo dugsiyada sare. &#8220;Dugsiyada hoose dhexe waxa u fadhiistay 21,168 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":65151,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-65150","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/09\/2021912637670257447412799.jpg?fit=660%2C380&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gWO","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65150","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=65150"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65150\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":65153,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/65150\/revisions\/65153"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/65151"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=65150"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=65150"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=65150"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}