{"id":64950,"date":"2021-08-25T19:59:26","date_gmt":"2021-08-25T19:59:26","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64950"},"modified":"2021-08-25T19:59:26","modified_gmt":"2021-08-25T19:59:26","slug":"madaxweyne-biixi-oo-martiqaad-ka-helay-boqorka-dalka-baxrayn-xogaha-laga-helay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/08\/25\/madaxweyne-biixi-oo-martiqaad-ka-helay-boqorka-dalka-baxrayn-xogaha-laga-helay\/","title":{"rendered":"Madaxweyne Biixi Oo Martiqaad Ka Helay Boqorka Dalka Baxrayn  &#038; Xogaha Laga Helay"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Hargeysa (Arabsiyonews)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la qorsheeyay inuu dhawaan safar ku tago dalka Baxrayn isagoo martiqaad ka halay Boqorka dalkaasi Baxrayn Xamad bin Ciisa Al Khaliifa.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Safarka Madaxweynaha oo ay socoto qabanqaabadisu ayaa sidoo kale Madaxweyne Muuse uu wadaa xulashada xubnaha safarkaasi ku wehelin doona.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Somaliland iyo Baxrayn, ayaan hore u lahayn wax xidhiidh ah. Balse ka dib safarka Madaxweyne Muuse ku tagi doono dalkaasi ayaa loo dhagtaaya waxa Somaliland ka soo faa&#8217;ido doonto xidhiidh cusub oo ay wada yeeshan Baxrayn.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">Somaliland ayaa hore waddamada khaliijka carabta oo dhan xidhiidh xoogan oo maalgashiyo ku jiraan kala lahayd keliya dalka Imaaradka Carabta dalka Baxrayn ayaa noqonaya dalkii labbaad ee Madaxweyne Somaliland casuumad ka helo sanadihii ugu danbeeyey sidoo kalena xidhiidh cusub ay wada yeelan doonaan.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews)- Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa la qorsheeyay inuu dhawaan safar ku tago dalka Baxrayn isagoo martiqaad ka halay Boqorka dalkaasi Baxrayn Xamad bin Ciisa Al Khaliifa. Safarka Madaxweynaha oo ay socoto qabanqaabadisu ayaa sidoo kale Madaxweyne Muuse uu wadaa xulashada xubnaha safarkaasi ku wehelin doona. Somaliland iyo Baxrayn, ayaan hore u [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64952,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64950","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sddefault-24.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gTA","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64950","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64950"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64950\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64951,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64950\/revisions\/64951"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64950"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64950"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64950"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}