{"id":64906,"date":"2021-08-21T16:10:20","date_gmt":"2021-08-21T16:10:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64906"},"modified":"2021-08-21T16:10:20","modified_gmt":"2021-08-21T16:10:20","slug":"wasaaradda-diinta-iyo-awqaafta-somaliland-oo-war-ka-soo-saartay-eedaynta-maamulka-jaamacadda-barwaaqo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/08\/21\/wasaaradda-diinta-iyo-awqaafta-somaliland-oo-war-ka-soo-saartay-eedaynta-maamulka-jaamacadda-barwaaqo\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland oo War ka Soo Saartay Eedaynta Maamulka Jaamacadda Barwaaqo"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL, ayaa warsaxaafadeed kooban oo ay galabta soo saartay ku sheegtay in iyada oo kaashanaysa WasaaraddaWaxbarashada ay wadaan baadhis la xidhiidha tuhunno ku saabsan Jaamacadda Barwaaqo oo ka mid ah goobaha waxbarashada ee Abaarso Network ee duleedka magaalada Hargeysa.<\/p>\n<p>Warsaxaafadeedka Wasaaraddaa Diintu ku baahisay bayjkeeda Faceboo, ayaa lagu sheegay in tuhunnadu la xidhiidhaan Jaamacadda Barwaaqo oo Haweenay Maamulkeeda ka mid ahi ay tahay Baaddariyad Diinta Kiristanka faafisa. Sidaas awgeedna ay Wasaaradaha Waxbarashada iyo Diinta ee Somaliland baadhayaan Tuhunnada laga qabo Waxbarashada Jaamacaddaas oo ku taalla duleedka magaalada Hargeysa. Waxaana Shacabka loogu baaqay inay sugaan natiijada baadhitaanka Wasaaradahaas.<\/p>\n<p>Qoraalka Warsaxaafadeedka Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Somaliland baahisay, waxa uu u dhignaa sidan:- &#8220;Sida aad la wada socotaan, waxaa maalmahan soo baxaya tuhunno la xidhiidha Jaamacadda Barwaaqo iyo Iskuulka Abaarso , iyada oo la sheegayo in maamulaha Jaamacaddaasi ay tahay Baadariyad faafinaysa Diinta Kiristanka.<\/p>\n<p>Haddaba, Wasaaradda Diinta iyo Awaaafta oo kaashanaysa Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska, waxa ay baadhayaan oo ay gacanta ku hayaan tuhunnadaasi soo baxaya. Sidaa daraadeed, dadweynaha waxaa laga codsanayaa in ay dhawraan natiijada baadhitaanka ee arrintani. Allaa mahad leh.&#8221;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews):- Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta JSL, ayaa warsaxaafadeed kooban oo ay galabta soo saartay ku sheegtay in iyada oo kaashanaysa WasaaraddaWaxbarashada ay wadaan baadhis la xidhiidha tuhunno ku saabsan Jaamacadda Barwaaqo oo ka mid ah goobaha waxbarashada ee Abaarso Network ee duleedka magaalada Hargeysa. Warsaxaafadeedka Wasaaraddaa Diintu ku baahisay bayjkeeda Faceboo, ayaa lagu sheegay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64907,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64906","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/baada.png?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gSS","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64906","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64906"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64906\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64908,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64906\/revisions\/64908"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64907"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64906"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64906"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64906"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}