{"id":64887,"date":"2021-08-17T16:35:46","date_gmt":"2021-08-17T16:35:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64887"},"modified":"2021-08-17T16:36:31","modified_gmt":"2021-08-17T16:36:31","slug":"taiwan-oo-u-dabaal-degtay-saaxiibtinimada-somaliland-oo-sanad-jirsatay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/08\/17\/taiwan-oo-u-dabaal-degtay-saaxiibtinimada-somaliland-oo-sanad-jirsatay\/","title":{"rendered":"Taiwan Oo U Dabaal Degtay Saaxiibtinimada Somaliland Oo Sanad Jirsaday"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Safaarada Taiwan ee Somaliland\u00a0 ayaa\u00a0 Magaalada Hargaysa ku qabatay\u00a0 munaasibad ay ugu dabaal dagayso Xuska Sanad Guurada 1aad ee Kasoo Wareegtay Markii\u00a0 ugu horeysay ee Dawlada Taiwan Xafiis Ka Furato Dalalka Geeska Afrika<\/p>\n<p>Munaasibada ayaa waxa kasoo qayb galay Madaxweyne Kuxigeenka JSL,Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Maayerka caasimada Hargeysa,Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka\u00a0 iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan<\/p>\n<p>waxaana munaasibadaa ugu horayn ka warbixiyey Safiirka Taiwan U Fadhiya Somaliland ALEN lU<\/p>\n<p>Waxaanu ka Hadlay xidhiidhka saaxibtinimo ee udhaxeeya dalkiisa iyo Somaliland<\/p>\n<p>&#8220;17 Ogoust 2020 Taiwan waxay xafiis \u00a0Wakiileed ka furatay \u00a0Hargeysa Somaliland taas oo astaan u ah Xoojinta xidhiidhka saaxibtinimo ee labadeena Qaran&#8221;<\/p>\n<p>Safiir Alan Lu oo hadalka sii wata ayaa waxa uu Yidhi<\/p>\n<p>&#8220;Iskaashigeena waxa awooda lagu saaraya dhinacyada kala duwan ee horumarinta qaranka sida Caafimaadka ,Waxbarashada ,ICT Tamarta ,Ganacsiga&#8221;<\/p>\n<p>Dhinaca kale waxaa ka hadlay\u00a0 Gudoomiyaha Komishanka Tacliinta Sare ,Maayerka Caasimada Iyo Wasiirka Cafimaadka Jsl \u00a0Iyo Wasiirka Qorshaynta Qaranka<\/p>\n<p>C\/raxmaan C\/laahi Ismaacil (Saylici) Madaxweyne kuxigeenka JSL oo soo afmeeray Munaasibada ayaa dawlada Taiwan Uga mahadnaqay xidhiidhka saaxibtino ee ka dhexeeya Somaliland<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Safaarada Taiwan ee Somaliland\u00a0 ayaa\u00a0 Magaalada Hargaysa ku qabatay\u00a0 munaasibad ay ugu dabaal dagayso Xuska Sanad Guurada 1aad ee Kasoo Wareegtay Markii\u00a0 ugu horeysay ee Dawlada Taiwan Xafiis Ka Furato Dalalka Geeska Afrika Munaasibada ayaa waxa kasoo qayb galay Madaxweyne Kuxigeenka JSL,Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada Maayerka caasimada Hargeysa,Gudoomiyaha Komishanka Doorashooyinka\u00a0 iyo marti sharaf kale [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64889,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64887","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sddefault-15.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gSz","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64887","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64887"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64887\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64891,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64887\/revisions\/64891"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64889"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64887"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64887"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64887"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}