{"id":64816,"date":"2021-08-11T16:16:28","date_gmt":"2021-08-11T16:16:28","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64816"},"modified":"2021-08-11T16:16:28","modified_gmt":"2021-08-11T16:16:28","slug":"xisbiga-waddani-oo-xukuumada-somaliland-ku-eedeeyay-musuq-maasuq","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/08\/11\/xisbiga-waddani-oo-xukuumada-somaliland-ku-eedeeyay-musuq-maasuq\/","title":{"rendered":"Xisbiga Waddani oo xukuumada Somaliland ku eedeeyay musuq maasuq"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):=Xogeeyaha arrimaha bulshada ee xisbiga Waddani Maxammed Saddiiq Dhame, ayaa xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay hab sharciga baal marsan u maamulayso deeqaha waxbarasho ee waddamada dibadu siiyaan ardayda Somaliland.<\/p>\n<p>Xogeeyaha ayaa masuuliyiinta wasaarada caafimaadka Somaliland ku eedeeyay in ay qabanayaan shaqadii guddida tacliinta sare oo ah qabashada CV-yada ardayda iyo kala reebistooda.<\/p>\n<p>&#8220;Xeerka waxbarashada qaranka qodobkiisa 28aad waxa uu tilmaamayaa wixi tacliin sare ah in ay masuul ka tahay guddida tacliinta sare, xisbi ahaan waxaan u aragnaa nidaam fowdo ah, wasaarada caafimaadka iyo agaasimaha guudna xaq umalaha in uu naadiyo oo xafiiskiisa ku qabto CV-yada&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>&#8220;Xaq uma laha in uu yidhaa anaga CV-yada iyo shahaaddooyinka ka gurayna, deeqdana anagaa maamulayna isla markaana ardayda u dirayna Itoobiya, hadii guddida tacliinta sare anay qaban karin shaqadii ay qaranka ugu igamanaynd waxanu usoo jeedinayna in ay xafiiska baneeyaan&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray.<\/p>\n<p>Waxa jiray eedaymo musuq maasuq deeqo waxbarasho oo xogeeyuhu hore ugu jeediyay wasaarada waxbarashada iyo Jaamacada Hargaysa.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):=Xogeeyaha arrimaha bulshada ee xisbiga Waddani Maxammed Saddiiq Dhame, ayaa xukuumada Somaliland ku eedeeyay in ay hab sharciga baal marsan u maamulayso deeqaha waxbarasho ee waddamada dibadu siiyaan ardayda Somaliland. Xogeeyaha ayaa masuuliyiinta wasaarada caafimaadka Somaliland ku eedeeyay in ay qabanayaan shaqadii guddida tacliinta sare oo ah qabashada CV-yada ardayda iyo kala reebistooda. &#8220;Xeerka waxbarashada [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64818,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64816","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sddefault-9.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gRq","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64816","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64816"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64816\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64817,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64816\/revisions\/64817"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64818"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64816"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64816"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64816"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}