{"id":64726,"date":"2021-08-01T19:15:20","date_gmt":"2021-08-01T19:15:20","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64726"},"modified":"2021-08-01T19:15:20","modified_gmt":"2021-08-01T19:15:20","slug":"xoghayaha-golaha-oo-ka-hadlay-xeer-hoosaadka-lagu-hoggaamin-doono-fadhiga-cusub-ee-wakiillada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/08\/01\/xoghayaha-golaha-oo-ka-hadlay-xeer-hoosaadka-lagu-hoggaamin-doono-fadhiga-cusub-ee-wakiillada\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Golaha oo ka Hadlay Xeer Hoosaadka lagu Hoggaamin Doono Fadhiga Cusub ee Wakiillada"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Xoghayaha guud ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa ka hadlay Xeer hoosaadka lagu hoggaamin doono fadhiga ugu horeeya ee\u00a0\u00a0 Golaha Wakiillada ee Cusub.<\/p>\n<p>Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo Shalay Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu usoo jeediyay Xildhibaanada Cusub ee Golaha Wakiillada in ay soo qaataan kaadhka dhalashada isla markaana Xeer Hoosaadka Golaha Wakiilada ay ku caday\u00a0 in Xildhibaanada u sharraxan Shirguddoonka Golaha Wakiilada in ay soo gudbiyaan sii fiiyadooda.<\/p>\n<p>\u201cWaxa aanu faraynaa Xildhibaanada soo baxay in ay soo qaataan Kaadhkii dhalashada waxaanay Maxkamadda sarre noo soo gudbisay magacyadii Xildhibaanada,\u201d ayuu yidhi<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale Cabdirisaaq Ayaanle waxa uu sheegay in looga baahanyahay Xildhibaanada u taagan Shir-guddoonka in ay soo qortaan Siifiiyadooda. \u201cXildhibaanada\u00a0 Musharraxiinta\u00a0 ee u taagan in ay hoggaamiyaan golaha wakiillada sida xeer hoosaadka sheegayo ,waxa looga baahanyahay in Xildhibaan kastaa soo qorto codsigiisii booska\u00a0 uu ku tartamayo ee guddoomiyaha Golaha iyo ku Xigeenka Koowaad iyo guddoomiye ku Xigeenka labaad iyo saddexaad. waana in ay soo raaciyaan siifiiyadooda iyo iyo labo sawir xeerka waxa ku qoran Maalinta ay fadhiistaan golaha wakiilada xildhibaanka ugu da\u2019da weyn ayaan shirguddoomin doona fadhiga ugu horeeya, waxaana fadhiga furaya guddoomiyaha maxkamadda sarre marka uu dhaariyo Xildhibaanada guddoomiyaha Maxkamadda sarre waxa uu Sheegayaa Xildhibaanka ugu da\u2019da weyn ee fadhiga hoggaamin doona,\u201d.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Xoghayaha guud ee Golaha Wakiilada Jamhuuriyadda Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa ka hadlay Xeer hoosaadka lagu hoggaamin doono fadhiga ugu horeeya ee\u00a0\u00a0 Golaha Wakiillada ee Cusub. Cabdirisaaq Siciid Ayaanle oo Shalay Warbaahinta la hadlay ayaa waxa uu usoo jeediyay Xildhibaanada Cusub ee Golaha Wakiillada in ay soo qaataan kaadhka dhalashada isla markaana Xeer Hoosaadka Golaha [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64728,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64726","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/08\/sddefault-1.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gPY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64726","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64726"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64726\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64727,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64726\/revisions\/64727"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64728"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64726"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64726"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64726"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}