{"id":6468,"date":"2015-02-19T13:25:27","date_gmt":"2015-02-19T13:25:27","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6468"},"modified":"2015-02-19T13:25:27","modified_gmt":"2015-02-19T13:25:27","slug":"wasaarada-beeraha-sland-oo-gaadhi-ku-wareejisay-maamulka-gobolka-gabiley","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/19\/wasaarada-beeraha-sland-oo-gaadhi-ku-wareejisay-maamulka-gobolka-gabiley\/","title":{"rendered":"Wasaarada Beeraha S\/land oo gaadhi ku wareejisay Maamulka Gobolka Gabiley"},"content":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha C\/laahi Ayaa Maanta Ku Wareejiyay Maamulka Gobolka,Gaadhi uu ugu talo Galay Xafiiska Beeraha ee Gobolka Qaybtiisa Fidinta,munaasibadan lagula kala Wareegayay Gaadhiga Ayaa ka dhacday Dooxa Agamsaha oo ka tirsan Degmada Arabsiyo<!--more--><\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/100.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-6469\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/100.jpg?resize=575%2C431\" alt=\"100\" width=\"575\" height=\"431\" \/><\/a><\/p>\n<p>,waxaana munaasibadas goobjoog ka \u00a0maamulka gobolka waxxaana halkaas lagu soo \u00a0bandhigay Waxqabadkii Sanadka ay ka Fulisay Gobolka Hayada Adro oo ay ka makhraati waxaana halkaas ka hadlay Agaasimaha wasaarada Beeraha S\/land C\/laahi Ismaacil Maxamed waxaanu sheegay baabuurkan ka wasaarad ahaan ugu tala galeen Gobolka Gabiley isagoo xusay in ay ugu talagaleen qaybta FIIDH ka ama habka quudinta taas oo wax wayn katari doonta hawlaha shaqo ee wasaarada Beeruhu ka wado Gobolka<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/200.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-6470\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/200.jpg?resize=559%2C419\" alt=\"200\" width=\"559\" height=\"419\" \/><\/a><\/p>\n<p>dhianaca kale\u00a0Badhasaabka Gobolka Gabilay, Mustafe Shiine ayaa Muftaaxii ku Wareejiyay Isku duwaha Gobalka, isagoo halkaa hadalo mahadnaq ubadan ka soo jeediyey isagoo Badhasaabku ka markhaati kacacay hawlaha wasaarada Beeraha Somaliland ka wadao Gobolka Gabiley waxanu tilmaamay Gobolka Gabiley in uu hodan ku yahay wax soosaarka beeraha iyo dalaga isagoo ku amaanay Wasaarada Beeraha kaalintay kaga jirto Sidii ay Beeralaydu usoo Saari lahayd Waxsoosaar Tayo leh<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/300.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-6471\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/300.jpg?resize=567%2C425\" alt=\"300\" width=\"567\" height=\"425\" \/><\/a><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Muuse Xuseen Xasan<\/p>\n<p>Arabsiyo Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Arabsiyo(AN)Agaasimaha Guud ee Wasaarada Beeraha C\/laahi Ayaa Maanta Ku Wareejiyay Maamulka Gobolka,Gaadhi uu ugu talo Galay Xafiiska Beeraha ee Gobolka Qaybtiisa Fidinta,munaasibadan lagula kala Wareegayay Gaadhiga Ayaa ka dhacday Dooxa Agamsaha oo ka tirsan Degmada Arabsiyo<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6471,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Gk","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6468"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6468\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}