{"id":64650,"date":"2021-07-26T17:36:32","date_gmt":"2021-07-26T17:36:32","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64650"},"modified":"2021-07-26T17:36:32","modified_gmt":"2021-07-26T17:36:32","slug":"madaxweynaha-oo-kulan-sagootin-ah-la-qaatay-safiirka-midawga-yurub-ee-somaliland","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/07\/26\/madaxweynaha-oo-kulan-sagootin-ah-la-qaatay-safiirka-midawga-yurub-ee-somaliland\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha Oo Kulan Sagootin Ah La Qaatay Safiirka Midawga Yurub Ee Somaliland."},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Nicol\u00e1s Berlanga oo shaqadii safiirnimo ka dhammaanayso.<\/p>\n<p>Safiirka ayaa socdaalkiisii ugu dambeeyay shaqada kusoo maray Somaliland waxaana kulanno mahad celin ah uu la yeeshay mas\u2019uuliyiinta sar sare\u00a0ee Somaliland oo uu hoggaaminayo madaxweyne Muuse Biixi Cabdi iyo qaar ka mid ah golaha wasiirrada ee wasaaradahoodu ay fuliyeen mashaariic ay gacan ka geysteen midawga Yurub.<\/p>\n<p>Amb. Nicol\u00e1s Berlanga ayaa xidhiidh wanaagsan la lahaa Somaliland oo uu socdaalo joogto ah ku iman jiray, isagoo ku ammaani jiray nabadgalyda iyo dawladnimada ka jirta Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa (Arabsiyonews) \u2013 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa kulan sagootin ah la yeeshay safiirka midawga Yurub u qaabilsan Somaliland iyo Soomaaliya Amb. Nicol\u00e1s Berlanga oo shaqadii safiirnimo ka dhammaanayso. Safiirka ayaa socdaalkiisii ugu dambeeyay shaqada kusoo maray Somaliland waxaana kulanno mahad celin ah uu la yeeshay mas\u2019uuliyiinta sar sare\u00a0ee Somaliland oo uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64652,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64650","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/sddefault-38.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gOK","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64650","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64650"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64650\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64651,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64650\/revisions\/64651"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64652"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64650"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64650"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64650"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}