{"id":64609,"date":"2021-07-23T18:25:56","date_gmt":"2021-07-23T18:25:56","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64609"},"modified":"2021-07-23T18:25:56","modified_gmt":"2021-07-23T18:25:56","slug":"itoobiya-oo-sheegtay-in-ay-si-toosa-u-adeegsanayso-dekeda-berbera-dagaalka-tplf","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/07\/23\/itoobiya-oo-sheegtay-in-ay-si-toosa-u-adeegsanayso-dekeda-berbera-dagaalka-tplf\/","title":{"rendered":"Itoobiya Oo Sheegtay In Ay Si Toosa U Adeegsanayso Dekeda Berbera &#038; Dagaalka TPLF"},"content":{"rendered":"<h6 style=\"text-align: left;\"><em>&#8220;Xilligan Waddanku wuxuu adeegsanayaa Dekeda\u00a0 Berbera iyo Dekeda\u00a0 Sudan marka lagu daro dekedda Jabuuti,&#8221;.Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Itoobiya, Degmawit Moges,\u00a0<\/em><\/h6>\n<p>Addis-ababa -Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka ee Xukuumadda Federaalka Itoobiya, Degmawit Moges, ayaa sheegtay in Dekedda Berbera ay ka mid tahay Dekedaha\u00a0 ay istcimaali doonaan ee ay wax kala soo dagi doonaan dalka Itoobiya.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka Dawlada Itoobiya Dagmawit Moges oo\u00a0 Telefishanka Qaranka Itoobiya u waramaysay ayaa waxa ay Sheegtay in wakhti xaadirkan Wadanka Itoobiya uu adeegsan doono Dekedaha Berbera Dekeda Sudan iyo Dekeda Jabuuti.isla, markaana loo baahanyahay marin Dekedood oo ku filan.<\/p>\n<p>Wasiirka Gaadiidka Dawlada Itoobiya Dagmawit Moges\u00a0 ayaa waxa ay carabka ku adkaysay in daruuri tahay faa,iidada dhaqaale\u00a0 ee marin u helista dekeddo kala duwan Itoobiya wax kala soo dagto.<\/p>\n<p>Sidoo kale\u00a0 Wasiirka Gaadiidka Dawlada Itoobiya Dagmawit Moges\u00a0 ayaa\u00a0 sheegtay in Itoobiya ay ka shaqeyneyso ballaadhinta Dekedaha ay isticmaali doonto,Waxaana ay tidhi&#8221;Waxaa loo baahan yahay si loo hubiyo in Ganacsiga dhoofinta ee sii kordhaya uu helo marin dekadeed oo ku filan,Xilligan Waddanku wuxuu adeegsanayaa Berbera iyo Port Sudan marka lagu daro dekedda Jabuuti,&#8221;.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>&#8220;Xilligan Waddanku wuxuu adeegsanayaa Dekeda\u00a0 Berbera iyo Dekeda\u00a0 Sudan marka lagu daro dekedda Jabuuti,&#8221;.Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka Itoobiya, Degmawit Moges,\u00a0 Addis-ababa -Wasiirka Gaadiidka iyo Jidadka ee Xukuumadda Federaalka Itoobiya, Degmawit Moges, ayaa sheegtay in Dekedda Berbera ay ka mid tahay Dekedaha\u00a0 ay istcimaali doonaan ee ay wax kala soo dagi doonaan dalka Itoobiya. Wasiirka Gaadiidka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64611,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64609","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/sddefault-33.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gO5","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64609","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64609"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64609\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64612,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64609\/revisions\/64612"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64611"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64609"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64609"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64609"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}