{"id":64591,"date":"2021-07-21T16:49:27","date_gmt":"2021-07-21T16:49:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64591"},"modified":"2021-07-21T17:14:56","modified_gmt":"2021-07-21T17:14:56","slug":"dad-ku-leeday-shil-gaadhi-oo-ka-dhacay-jidka-u-dhaxeeya-hargeysa-iyo-berbera","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/07\/21\/dad-ku-leeday-shil-gaadhi-oo-ka-dhacay-jidka-u-dhaxeeya-hargeysa-iyo-berbera\/","title":{"rendered":"Dad Ku Leeday Shil Gaadhi Oo Ka Dhacay Jidka u dhaxeeya Hargeysa iyo Berbera"},"content":{"rendered":"<div class=\"o9v6fnle cxmmr5t8 oygrvhab hcukyx3x c1et5uql ii04i59q\">\n<div dir=\"auto\">\n<p>Xamaas (Arabsiyonews):-Hal qof ayaa ku nafwaayay shan kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay degmada Xamaas oo ku taala jidka u dhexeeya Hargaysa iyo Berbera.<\/p>\n<p>Baabuurkan oo siday dad doonayay in ay kusoo dalxiisaan magaalada Berbera maalmaha ciida, ayaa shilka galay kadib markii taayir u baxay sidaana uu ku qalibmay.<\/p>\n<p>Afar kamida dadka ay dhaawacyadu soo gaadheen ayaa lagu soo waramayaa in xaaladuudo culustay, waxaana lagula tacaalayaa isbitaalka magaalada Berbera ee gobolka Saaxil.<\/p>\n<p>Shilalka baabuurta ayaa kor u kaca maalmaha ay jiraan munaasibbadaha gaar ka ah sida ciidaha, madaama ay jiraan dhalinyaro badan oo iskaga kala gooshaya gobolada si ay usoo dalxiisan, kuwaaso qaarkood xawaare sare kuwadaan baabuurta.<\/p>\n<\/div>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<div dir=\"auto\">.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xamaas (Arabsiyonews):-Hal qof ayaa ku nafwaayay shan kalena way ku dhaawacmeen shil baabuur oo ka dhacay degmada Xamaas oo ku taala jidka u dhexeeya Hargaysa iyo Berbera. Baabuurkan oo siday dad doonayay in ay kusoo dalxiisaan magaalada Berbera maalmaha ciida, ayaa shilka galay kadib markii taayir u baxay sidaana uu ku qalibmay. Afar kamida dadka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62847,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64591","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Shil-gaadhi.png?fit=600%2C337&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gNN","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64591","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64591"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64591\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64592,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64591\/revisions\/64592"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64591"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64591"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64591"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}