{"id":64537,"date":"2021-07-17T15:05:45","date_gmt":"2021-07-17T15:05:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64537"},"modified":"2021-07-17T15:11:39","modified_gmt":"2021-07-17T15:11:39","slug":"ku-haboonaan-shaha-sharci-ee-shirgudoonka-golaha-wakiilada-jsl-xil-cabdirisaq-khaliif","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/07\/17\/ku-haboonaan-shaha-sharci-ee-shirgudoonka-golaha-wakiilada-jsl-xil-cabdirisaq-khaliif\/","title":{"rendered":"KU HABOONAAN SHAHA SHARCI EE SHIRGUDOONKA GOLAHA WAKIILADA JSL (XIL. CABDIRISAQ KHALIIF)"},"content":{"rendered":"<p><strong><em>KU HABOONAAN SHAHA SHARCI EE SHIRGUDOONKA GOLAHA WAKIILADA JSL ( XIL. CABDIRISAQ KHALIIF )<\/em><\/strong><em><br \/>\n<\/em><br \/>\n<strong>Hordhac:<\/strong><br \/>\nInta aanan qoralkayga guda galin waxaan halkan kuugu cadaynayaa akhriste in aanan ka mid ahayn sadexda xisbi qaran ee JSL kuna qanacsanayn hab maamulkooda hada jira.<br \/>\nWaxaan idiin soo gudbinayaa waa aragtidayda shaqsiga ah anigoo ka duulaya baahida balaadhan ee haysata bulshadeena JSL.<\/p>\n<p><em><strong>MAXAY TAHAY SHAQADA GOLAHA SHACABKU:<\/strong><\/em><\/p>\n<p>Anigoo tixraacaya xeer hoosaadka golaha wakiilada 01\/2006 qodobkiisa 3aad farqadiisa 1aad, 4aad 5aad oo udhigan sidan hoos ku xusan.<\/p>\n<ol>\n<li>Goluhu waxa uu u xilsaaranyahay Dejinta, hubinta, dhawrista sharciyada dalka iyo la xisaabtanka xukuumada iyo haayadaheeda.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Hadaba waxaa is waydiin mudan hadii xisbul xaakimku ku guulaysto shirgudoonka sidee loo helikaraa isla xisaabtan ka dhexeeya labada waaxood ee fulinta iyo sharci dajinta ?<\/p>\n<p>Fikirkayga waxaan qabaa in ay haboontay in la helo shirgudoon mucaarada si loo fuliyo qodobkaa sare ku xusan.<\/p>\n<ol start=\"2\">\n<li>Qodobka 4aad: ansixinta miisaaniyad sanadeedka iyo xisaab xidhka sanadlaha ah.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Ilaha dakhliga ee dawladu waa sidan soo socota.<\/p>\n<ol>\n<li>a) Cashuurta laga qaado muwaadiniinta ( tax revenue )<br \/>\nb) Deeq lacageed ( public donations )<br \/>\nc) Dayn ( public debt )<\/li>\n<\/ol>\n<p>Muwaadin si loo ilaaliyo hantida aad u bixiso cashuurta waxaa muhiima in la helo gole shacab oo la xisabtama xukuumada qaybteeda fulinta.<br \/>\nWaxaa aynu la soconaa in miisaaniyadihii hore ee dalka soo maray lagu ansixin jiray duuduub taasina waxaa masuul buuxa ka ahaa habacsanaanta ka muuqatay shirgudoonkii hore iyo golihii hore.<\/p>\n<p>Waxa filashada shacabku yahay hadii shirgudoon daacadi yimaado in loo ilaalin doono hantidooda, lagulana xisaabtami doono waaxda fulinta dawlada.<\/p>\n<ol start=\"3\">\n<li>Qodobka 5aad: ansixinta ama diidmada golaha wasiirada, ku xigeenada iyo madaxda kale ee qaranka.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Akhriste ogow qofkasta oo umada xil u hayaa waa adeege bulsho hadii ay hore u dhici wayday in qof hore loo tijaabiyay oo ku fashilmay u adeegida bulshada golayaashii hore soo celin waayeen filashada shacabku waa in golahani noqdo mid kala haadiya kolba cida ay waaxda<\/p>\n<p>Lasoco\u2026..<br \/>\nMr. khalid Cai Axmed<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>KU HABOONAAN SHAHA SHARCI EE SHIRGUDOONKA GOLAHA WAKIILADA JSL ( XIL. CABDIRISAQ KHALIIF ) Hordhac: Inta aanan qoralkayga guda galin waxaan halkan kuugu cadaynayaa akhriste in aanan ka mid ahayn sadexda xisbi qaran ee JSL kuna qanacsanayn hab maamulkooda hada jira. Waxaan idiin soo gudbinayaa waa aragtidayda shaqsiga ah anigoo ka duulaya baahida balaadhan ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64538,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[5,3,10],"tags":[],"class_list":["post-64537","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-aragtidda-dadweynaha","category-arimaha-bulshada","category-featured"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/dd03ba5f-a1eb-42f9-aeac-bdc961f412e1.jpg?fit=639%2C639&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gMV","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64537","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64537"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64537\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64542,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64537\/revisions\/64542"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64538"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64537"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64537"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64537"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}