{"id":64505,"date":"2021-07-16T15:54:36","date_gmt":"2021-07-16T15:54:36","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64505"},"modified":"2021-07-16T17:17:53","modified_gmt":"2021-07-16T17:17:53","slug":"shil-baabuur-oo-ka-dhacay-agaagaarka-degmada-dacar-budhuq-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/07\/16\/shil-baabuur-oo-ka-dhacay-agaagaarka-degmada-dacar-budhuq-oo-sababay-dhimasho-iyo-dhaawac\/","title":{"rendered":"Shil baabuur oo ka dhacay agaagaarka degmada Dacar-budhuq oo sababay dhimasho iyo dhaawac"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-4 qof ayaa ku nafwaayay qaar kalena way ku dhawacmeen shil baabuur oo ka dhacay agaagaarka degmada Dacar-budhuq, oo u dhaxaysa Hargaysa iyo Berbera.<\/p>\n<p>Dadka shilka ku nafwaayay ayaa la sheegay in ay ahaayeen waalidiin Hargaysa uga ambabaxay si ay usoo booqdaan ubad kooda oo ku xidhan jeelka Madheera.<\/p>\n<p>Shilka ayaa dhacay kadib markii baabuur nooca Dhaynaha ah iyo baabur Vitz ahi isku jiidheen agagaarka degemada Dacar-budhuq.<\/p>\n<p>Shilalka dadka tirada badani ku dhintaan ayaa kamid noqday dhacdooyinka maalin laha ah deegaanada Somaliland.<\/p>\n<p><span class=\"embed-youtube\" style=\"text-align:center; display: block;\"><iframe loading=\"lazy\" class=\"youtube-player\" width=\"696\" height=\"392\" src=\"https:\/\/www.youtube.com\/embed\/37jbNRQgVSc?version=3&#038;rel=1&#038;showsearch=0&#038;showinfo=1&#038;iv_load_policy=1&#038;fs=1&#038;hl=en-US&#038;autohide=2&#038;wmode=transparent\" allowfullscreen=\"true\" style=\"border:0;\" sandbox=\"allow-scripts allow-same-origin allow-popups allow-presentation allow-popups-to-escape-sandbox\"><\/iframe><\/span><\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-4 qof ayaa ku nafwaayay qaar kalena way ku dhawacmeen shil baabuur oo ka dhacay agaagaarka degmada Dacar-budhuq, oo u dhaxaysa Hargaysa iyo Berbera. Dadka shilka ku nafwaayay ayaa la sheegay in ay ahaayeen waalidiin Hargaysa uga ambabaxay si ay usoo booqdaan ubad kooda oo ku xidhan jeelka Madheera. Shilka ayaa dhacay kadib markii baabuur [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":62847,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64505","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/03\/Shil-gaadhi.png?fit=600%2C337&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gMp","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64505","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64505"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64505\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64513,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64505\/revisions\/64513"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/62847"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64505"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64505"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64505"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}