{"id":6446,"date":"2015-02-19T12:27:01","date_gmt":"2015-02-19T12:27:01","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6446"},"modified":"2015-02-19T12:27:01","modified_gmt":"2015-02-19T12:27:01","slug":"shacabku-wuxuu-doonaya-in-doorasho-dhacdo-annaguna-wixii-naga-dhiman-waanu-dhamaysanaynaa-axmed-muumin-seed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/19\/shacabku-wuxuu-doonaya-in-doorasho-dhacdo-annaguna-wixii-naga-dhiman-waanu-dhamaysanaynaa-axmed-muumin-seed\/","title":{"rendered":"\u201cShacabku Wuxuu Doonaya In Doorasho Dhacdo.. Annaguna Wixii Naga Dhiman Waanu Dhamaysanaynaa\u201d Axmed Muumin Seed"},"content":{"rendered":"<h2><a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Axmed-Muumin.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6453\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/Axmed-Muumin-300x225.jpg?resize=300%2C225\" alt=\"??????????????????????\" width=\"300\" height=\"225\" \/><\/a><\/h2>\n<h2>Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumi Seed ayaa ka hadlay diyaar garawga uu Xisbigiisu u galayo doorashada, waxaana uu sheegay inay sida ugu dhakhsaha badan u qabsanayaan Shirwaynihii Xisbiga ayna dhamaynayaan waxyaabaha ka dhiman doorashada ka hor, Axmed Muumi Seed oo arritaas ka hadlayaana wax uu yidhi\u201d \u201cAnnagu waxaanu doorashada ku galaynaa, dee Shirweynahayagii baanu Qabsanaynaa, wax allaale wax dhulka naga yaalaa ma jiro, waxaanu diyaar u nahay inaanu doorashada wakhtigeeda kaga qayb qaadanno, wixii Xisbi ahaan naga dhimanna degdeg baanu annagu u dhamaysanaynaa Insha Allah.<\/h2>\n<h2>Dhinaca kale Guddoomiye kuxigeenka ayaa xukuumadda Somaliland ku eedeyey inaanay diyaar u ahay in dalka Doorasho ka dhacdo waxaana uu sheegay inaanay gabi ahaanba hadal hayn, halka uu u sheegay in dhammaan shacabka Somaliland ay diyaar u yihiin inay doorasho dalka ka dhacdo waxaana hadaladiisi ka mid ahaa\u201d Doorashooyinkii waxaa inooga hadhay 4 Bilood, Sansaankii doorashadana Xukumaddani ma hadal hayso, Shacbiga Somaliland-na yar iyo weyn waxay diyaar u yihiin in doorasho dalka ka dhacdo Ka Xisbi ahaan waxaanu aad iyo aad u dareemaynaa in Xukumaddani hagranayso in dalka doorasho ka dhacdo, dalkanna sidan aanu ku sii soconayn oo loo baahan yahay inay dalka doorasho ka dhacdo, waayo? Wixii Umusha u dan ah ayaa Ilmahana u dan ah ayay Soomaalidu tidhaahdaa, Markaa reer Somaliland waa shacabka u dan ah oo dalka u dan ah oo dimuqraadiyadda u dan ah oo Bulshadoo dhan qancinaya in Xukumaddani doorashada qabato<\/h2>\n<p><!--EndF--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddoomiye ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI Axmed Muumi Seed ayaa ka hadlay diyaar garawga uu Xisbigiisu u galayo doorashada, waxaana uu sheegay inay sida ugu dhakhsaha badan u qabsanayaan Shirwaynihii Xisbiga ayna dhamaynayaan waxyaabaha ka dhiman doorashada ka hor, Axmed Muumi Seed oo arritaas ka hadlayaana wax uu yidhi\u201d \u201cAnnagu waxaanu doorashada ku galaynaa, [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6453,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6446","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1FY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6446","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6446"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6446\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6446"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6446"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6446"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}