{"id":64450,"date":"2021-07-12T16:30:45","date_gmt":"2021-07-12T16:30:45","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64450"},"modified":"2021-07-12T16:30:45","modified_gmt":"2021-07-12T16:30:45","slug":"xeerbaa-laga-soo-saaraya-qofkii-lagu-arko-calan-soomaaliyafaysal-cali-warabe","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/07\/12\/xeerbaa-laga-soo-saaraya-qofkii-lagu-arko-calan-soomaaliyafaysal-cali-warabe\/","title":{"rendered":"\u201cXeerbaa laga soo saaraya Qofkii lagu arko Calan Soomaaliya\u201dFaysal Cali Warabe"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):Guddoomiyaha xisbiga\u00a0 UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa casuumad u sameeyay dhallinyarada hindistay halku dhaga \u201ckani waa calankaygii\u2019<\/p>\n<p>Dhalinyaradan oo ka soo jeeda magaalada Boorama ayaa bilabay halku dhaga \u201ckani waa kaygii\u201d oo ay ku sheegayeen in ay leeyihiin calanka Somaliland.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\">Faysal Cali Waraabe iyo saraakiil ka tirsan xibigiisa ayaa dhallinyaradan ku booqday magaalada Boorama ee xaurnta gobolka Awdal.<\/div>\n<p>Faysal ayaa dhalinyarada ku booriyay barnaamijka \u201ckan waa kayga\u201d oo Somaliland oo dhan ku baahay.<\/p>\n<p>\u201cWixi aad bilowdeen Somaliland oo dhan buu saameeyay, taasi ayaa na soo laab kicisay anagana.<\/p>\n<p>Arrintani waxay ku tusaysa in haddii dadku wax wanaagsan keenaan ay samayn yeelanayso\u201dAyuu yidhi guddoomiye Faysal Cali Waraabe.<\/p>\n<div class=\"google-auto-placed ap_container\"><\/div>\n<p>Gudoomiyaha ayaa sheegay in sharci laga soo saari doono qofka lagu arko calanka Soomaaliya.\u201dXeer baa laga soo saaraya, qofkii lagu arko isaga oo xidhan calan Soomaaliya, waa dambi wayn, qofkii dadka isku dirayana sharci ayaa laga soo saari doonaa\u201d<\/p>\n<p>Barnaamijka \u201ckani waa kaygi\u201d oo ay hindiseen dhalinyaro reer Borama ah, ayaa samayn ku yeeshay gudaha Somaliland.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):Guddoomiyaha xisbiga\u00a0 UCID Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa casuumad u sameeyay dhallinyarada hindistay halku dhaga \u201ckani waa calankaygii\u2019 Dhalinyaradan oo ka soo jeeda magaalada Boorama ayaa bilabay halku dhaga \u201ckani waa kaygii\u201d oo ay ku sheegayeen in ay leeyihiin calanka Somaliland. Faysal Cali Waraabe iyo saraakiil ka tirsan xibigiisa ayaa dhallinyaradan ku booqday magaalada Boorama [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64452,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64450","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/sddefault-14.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gLw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64450","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64450"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64450\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64451,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64450\/revisions\/64451"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64452"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64450"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64450"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64450"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}