{"id":64416,"date":"2021-07-10T15:53:19","date_gmt":"2021-07-10T15:53:19","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64416"},"modified":"2021-07-10T15:53:19","modified_gmt":"2021-07-10T15:53:19","slug":"ayax-tiro-badan-oo-ku-habsaday-deegaanka-agabar","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/07\/10\/ayax-tiro-badan-oo-ku-habsaday-deegaanka-agabar\/","title":{"rendered":"Ayax Tiro Badan Oo Ku Habsaday Deegaanka Agabar"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Ayax tiro badan ayaa galabta soo gaadhey degmada Agabar, sida uu wakaaladda wararka ee SOLNA u sheegay Madaxa caafimaadka ee degmada Agabar Cabdi Cumar Askar.<\/p>\n<p>Cabdi Cumar Askar waxa uu sheegay in guud ahaanba degmada Agabar uu ku habsaday Ayax tiro badan oo koron ahi,kaas oo khatar badan ku haya beeraha wax soo saar ee degmada Agabar iyo guud ahaan daaqa xoolaha ee degmadaas.<\/p>\n<p>Madaxa Caafimaadka ee degmada Agabar Cabdi Cumar Askar waxa uu baaq u diray wasaaradda Horumarinta Beeraha Somaliland iyo cid kasta oo ay khusayso oo uu ugu baaqay in ay gurmad lasoo gaadho degmadaas, madaama oo Ayaxani uu dhibaato soo gaadhsiin karo Dalaga wax soo saar ee beeraha iyo guud ahaanba daaqa xoolaha ee degmadaas.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Ayax tiro badan ayaa galabta soo gaadhey degmada Agabar, sida uu wakaaladda wararka ee SOLNA u sheegay Madaxa caafimaadka ee degmada Agabar Cabdi Cumar Askar. Cabdi Cumar Askar waxa uu sheegay in guud ahaanba degmada Agabar uu ku habsaday Ayax tiro badan oo koron ahi,kaas oo khatar badan ku haya beeraha wax soo saar ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64417,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64416","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/AYAXA.jpg?fit=640%2C360&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gKY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64416","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64416"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64416\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64419,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64416\/revisions\/64419"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64417"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64416"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64416"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64416"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}