{"id":64321,"date":"2021-07-04T15:47:38","date_gmt":"2021-07-04T15:47:38","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64321"},"modified":"2021-07-04T15:47:38","modified_gmt":"2021-07-04T15:47:38","slug":"xisbiga-kulmiye-oo-u-jawaabay-wasiir-ka-tirsan-maamulka-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/07\/04\/xisbiga-kulmiye-oo-u-jawaabay-wasiir-ka-tirsan-maamulka-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Xisbiga Kulmiye Oo U Jawaabay Wasiir Ka Tirsan Maamulka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa sheegay in wasiir Dubbe anay waxba ka galin hablaha Borama.<\/p>\n<p>Buuni oo wasiirka u jawabayay ayaa yidhi&#8221; hablaha reer Borama hadii la xidho iyo hadii la daayo midna waxba kama galin&#8221;.<\/p>\n<p>Buuni ayaa sheegay in warka wasiir Dubbe aanu waxba u dhimayn dadka Somaliland.<\/p>\n<p>&#8220;Reer Somaliland way dhaafeen xiligii nin shaqotagay god madow uga gacan haadin jiray&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Afhayeenka ayaa ku andacooday in ay haboontahay in wasiir Dubbe isla yaabo.<\/p>\n<p>&#8220;Dowlada aan iskeed isku maamulin wasiir keeda warfaafintu haduu wayay cid la yaabta in uu isagu isla yaabo ayay ahayd&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Buuni ayaa ku dooday in ay haboontahay in Dubbe u tacsiyeeyo waalidiinta caruurtodu kumaqanyihiin Eriteria.<\/p>\n<p>&#8220;Dubbe ha u tacsiyeeyo waalidiinta Soomaaliyeed oo caruurtoodi haad ku cunay Eriteria&#8221; ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Jawaabta Buuni ayaa timid kadib markii wasiirka warfaafinta Soomaaliya Dubbe sheegay in Degen Miiraash oo ku xidhan Borama ay mudantahay in la maamuso.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Afhayeenka xisbiga Kulmiye Cabdinaasir Muxumed Xasan Buuni, ayaa sheegay in wasiir Dubbe anay waxba ka galin hablaha Borama. Buuni oo wasiirka u jawabayay ayaa yidhi&#8221; hablaha reer Borama hadii la xidho iyo hadii la daayo midna waxba kama galin&#8221;. Buuni ayaa sheegay in warka wasiir Dubbe aanu waxba u dhimayn dadka Somaliland. &#8220;Reer Somaliland way [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64322,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/07\/202174637609616073850360.jpg?fit=660%2C404&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gJr","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64323,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64321\/revisions\/64323"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64322"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}