{"id":64295,"date":"2021-06-30T18:00:55","date_gmt":"2021-06-30T18:00:55","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64295"},"modified":"2021-06-30T19:53:47","modified_gmt":"2021-06-30T19:53:47","slug":"somaliland-ninkay-dhibayso-isaga-ayay-u-taala-danjire-maxamed-liilan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/30\/somaliland-ninkay-dhibayso-isaga-ayay-u-taala-danjire-maxamed-liilan\/","title":{"rendered":"\u201cSomaliland Ninkay Dhibayso Isaga Ayay U Taala\u2026.\u201dDanjire Maxamed (Liilan)"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(ArabsiyoNEWS) Wakiilka-ka Somaliland U fadhiya Dalka Norwey \u00a0Danjire Maxamed Maxamuud Aadan (Liilan), ayaa sheegay inaanay Somaliland ilaabi doonin xasuuqii iyo baro-kicintii ay dawladii Maxamed Siyaad Barre kula kacday, isaga oo ku dooday in taariikhdaasi ay ku qoran tahay buuqaagta, isla markaana lagu dhigto dugsiyada.<\/p>\n<p>Danjiruhu waxa uu ka sheekeeyey 61-Guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland Xorriyada ka qaadatay boqortooyadii Ingiriiska 26 Juune 1960-kii oo uu sheegay inay tahay maalin-weyn, isla markaana aan la bar-bar dhigi Karin dadka la soo uruuriyay ee Koonfurka Soomaaliya ee xuska u sameysanaya.<\/p>\n<p>Safiirka Somaliland ee Dalka Norwey ayaa hadalkan ka jeediyey Munaasibad lagu xusayey sanad guurada 61aad ee kasoo wareegtay\u00a0 markii Somaliland xoriyada ka qaadatay Boqortooyada Ingiriiska\u00a0 ee 26 juune 1960.<\/p>\n<p>Munaasibadan oo ay soo\u00a0 qaban qaabisay Guddiga Jaaliyada Somaliland ee Dalka Norwey,<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"64300\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/30\/somaliland-ninkay-dhibayso-isaga-ayay-u-taala-danjire-maxamed-liilan\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?fit=1024%2C768&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1024,768\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?fit=696%2C522&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-64300\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?resize=696%2C522&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?w=1024&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?resize=300%2C225&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?resize=768%2C576&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?resize=80%2C60&amp;ssl=1 80w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?resize=265%2C198&amp;ssl=1 265w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?resize=696%2C522&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?resize=560%2C420&amp;ssl=1 560w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>Danjire,Maxamed Maxamuud Aadan (Liilan), ayaa waxa uu ka sheekeeyay Xasuuqii dawladii Maxamed Siyaad Barre u geysatay shacabka reer Somaliland ee dadka la isugu xidh-xidhayay tarab-tarab, kadibna la laynayay, isaga oo arrimahaas ka hadlayana waxa uu yidhi\u201cWaxay soo marnay magaalooyinka waa weyn dadka oo tarab-tarab la isugu xidho, oo iyada oo aan maxkamad la joojin la toogto, Burco iyo Oodweyne ayay ka dhacday, Sheekh iyo Hargeysa ayay ka dhacday, dhulka oodhan ayay ka dhacday waa taariikh qoran.Waxaynu ogsoonahay wixii inagu dhacay inaynu saamaxnay, laakin Soomaaliya oo markii aan isku darsanay oo ay ka soo wareegtay 61-Sannadood, waxaan hoosta ka xariiqayaa wax waa la saamaxaa, laakin lama ilaabo, Somaliland wixii ku dhacay ilaabi-mayso, iskuuladaya ayaan ku dhignaa, buugaagtayada ayay ku qoran tahay,\u201d<\/p>\n<p><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"64298\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/30\/somaliland-ninkay-dhibayso-isaga-ayay-u-taala-danjire-maxamed-liilan\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?fit=1024%2C768&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1024,768\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?fit=696%2C522&amp;ssl=1\" class=\"alignnone size-full wp-image-64298\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?resize=696%2C522&#038;ssl=1\" alt=\"\" width=\"696\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?w=1024&amp;ssl=1 1024w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?resize=300%2C225&amp;ssl=1 300w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?resize=768%2C576&amp;ssl=1 768w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?resize=80%2C60&amp;ssl=1 80w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?resize=265%2C198&amp;ssl=1 265w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?resize=696%2C522&amp;ssl=1 696w, https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/b75df2c5-de29-441b-bc20-8cac2b51daa1.jpg?resize=560%2C420&amp;ssl=1 560w\" sizes=\"auto, (max-width: 696px) 100vw, 696px\" \/><\/p>\n<p>\u201cMaanta oo ay tahay 26 Juune 2021-kii, Waxaynu ku ciidaynaa calankeena, Alle ha u naxariiste Abwaan Saxardiid Maxamed Jabiye ayaa yidhi:<\/p>\n<p>\u201cMa alootigaad maganta u ahayd<\/p>\n<p>Xoog mujaahid baa ka muquuniyoo<\/p>\n<p>Muska uga dhacay,<\/p>\n<p>Mar labaad arladaydaay<\/p>\n<p>Mulkii oo ku ciid<\/p>\n<p>Mudnoow calanyahoow<\/p>\n<p>Mudnoow calanyahoow\u201d<\/p>\n<p>\u201cTa muqdisho loogu qabanayo dad la soo uruuriyay, ee calan buluuga la hor dhigayo, iyo tani ma isla mid-baa. Waddankeenu waxa uu leeyahay kaabayaashii dhaqaalaha oodhan\u201d<\/p>\n<p>Doorashooyinkii isku sidkana waxay kor u qaadeen meeqaamka Somaliland:\u201cWaxaynu galnay 31-kii May 2021 doorashadii abid ugu quruxda badnayd, ee ka dhacda Somaliland, iska daa nin ina xaasiyada oo muqdisho jooga, waxay noqotay wax adduunka oodhami ka war-hayaan, waxay kor u qaaday maqaamka ay Somaliland aduunka ku leedahay\u201d. Ayuu yidhi<\/p>\n<p>Danjiruhu waxa uu soo dhaweeyey Xafladii lagu daah-furay wejigii kowaad ee mashruuca balaadhinta Dekedda Berbera oo ku tilmaamay inay maalgashi fara baddan waddanka u soo jiidi doonto, waxaanu yidhi \u201c24-kii Juune Berberi way hilaacday, oo waxay noqonaysa Dubai oo kale, haddii Alle yidhaahdo. Somaliland waa waddan jira oo way jiri doonta, markaa ninka ay dhibayso isaga ayay u taala.<\/p>\n<p>Ambassador Maxamed Maxamuud Aadan(Liilan),oo la hadlayay shacab-weynaha reer Somaliland ee ku nool waddanka Norway ayaa waxa u u ku guugaabiyay inay dalka dhistaan:\u201cQaran-walba dadkiisa ayaa dhista, \u00a0ka qeybqaato qarankaaga dhismihiisa, oo aynu midowno meelkasta oo aynu joogno.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargeysa Office<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(ArabsiyoNEWS) Wakiilka-ka Somaliland U fadhiya Dalka Norwey \u00a0Danjire Maxamed Maxamuud Aadan (Liilan), ayaa sheegay inaanay Somaliland ilaabi doonin xasuuqii iyo baro-kicintii ay dawladii Maxamed Siyaad Barre kula kacday, isaga oo ku dooday in taariikhdaasi ay ku qoran tahay buuqaagta, isla markaana lagu dhigto dugsiyada. Danjiruhu waxa uu ka sheekeeyey 61-Guuradii ka soo wareegtay markii Somaliland [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64300,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64295","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/fd7d450c-6642-45af-8893-3421b14f2dde.jpg?fit=1024%2C768&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gJ1","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64295","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64295"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64295\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64301,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64295\/revisions\/64301"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64300"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64295"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64295"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64295"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}