{"id":6418,"date":"2015-02-19T10:42:40","date_gmt":"2015-02-19T10:42:40","guid":{"rendered":"http:\/\/arabsiyonews.net\/?p=6418"},"modified":"2015-02-19T10:42:40","modified_gmt":"2015-02-19T10:42:40","slug":"warsaxafadeed-kulan-dhex-maray-labada-madaxweyne-ee-somalia-iyo-ethopia-iyo-nuxurka-qodobo-xasaasiya-oo-ay-ka-wada-hadleen","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2015\/02\/19\/warsaxafadeed-kulan-dhex-maray-labada-madaxweyne-ee-somalia-iyo-ethopia-iyo-nuxurka-qodobo-xasaasiya-oo-ay-ka-wada-hadleen\/","title":{"rendered":"Warsaxafadeed Kulan Dhex Maray Labada Madaxweyne Ee Somalia Iyo Ethopia Iyo Nuxurka Qodobo Xasaasiya Oo Ay Ka Wada Hadleen"},"content":{"rendered":"<p><strong>\u00a0<a href=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/warsaxafadeedkulan-dhex-maray-labada-madaxweyne-ee-somalia-iyo-ethopia-iyo-nuxurka-qodobo-xasaasiya-oo-ay-ka-wada-hadleen.jpg\"><img data-recalc-dims=\"1\" loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-6419\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.net\/wp-content\/uploads\/2015\/02\/warsaxafadeedkulan-dhex-maray-labada-madaxweyne-ee-somalia-iyo-ethopia-iyo-nuxurka-qodobo-xasaasiya-oo-ay-ka-wada-hadleen-300x164.jpg?resize=300%2C164\" alt=\"warsaxafadeedkulan-dhex-maray-labada-madaxweyne-ee-somalia-iyo-ethopia-iyo-nuxurka-qodobo-xasaasiya-oo-ay-ka-wada-hadleen\" width=\"300\" height=\"164\" \/><\/a><\/strong><\/p>\n<p><strong>Mekelle, Ethiopia: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Mekelle kula yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia, Haile Mariam Desalegn.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Labada hoggaamiye ayaa kulankooda kaga wadahadley xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada waddan iyo arrimo kale oo gobolka ku saabsan.<\/strong><br \/>\n<strong>Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulankaasi waxaa uu uga mahadceliyey dowladda Ethiopia doorka ay ka qaadaneyso nabadeynta Soomaaliya iyo sidii amniga gobolka loo sugi lahaa.<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u201cWaan ku faraxsanahaya iskaashiga inaga dhexeeya oo maalinba maalinta ka sii dambeysa sii kordhaya. Shacabka iyo dowlada Soomaaliya marna ma ilaabi karaan taageerada aad inoo fidiseen xiliyadii adkaa. Waxaana rajeynayaa inaan si buuxda uga wadashaqeyn doono in gobolka geeska Afrika uu noqdo gobol xasiloon oo gaara horumar lagu faani karo.\u201d<\/strong><\/p>\n<p><strong>Ra\u2019siiul Wasaaraha Ethiopia Haile Mariam Desalegn ayaa isna madaxweynaha Soomaaliya mar kale uga mahadceliyey ka soo qeybgalkiisa xuska 40 guuradii ka soo wareegtay asaaska ururka TPLF, isagoo dhanka kalena ku amaaney dowladda Soomaalida dadaalka ay ugu jirto xasliinta waddanka.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Kulankaasi waxaa goobjoog ka ahaa Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Soomaaliya Mudane Cabdisalaam Hadliye Cumar iyo mas\u2019uuliyiin kale oo labada dal ka kala socdey.<\/strong><\/p>\n<p><strong>Daud Aweis<\/strong><br \/>\n<strong>Afhayeenka Madaxtooyada<\/strong><br \/>\n<strong>Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><!--EndFragm--><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>\u00a0 Mekelle, Ethiopia: Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan gaar ah magaalada Mekelle kula yeeshay Ra\u2019iisul Wasaaraha Ethiopia, Haile Mariam Desalegn. Labada hoggaamiye ayaa kulankooda kaga wadahadley xoojinta xiriirka ka dhexeeya labada waddan iyo arrimo kale oo gobolka ku saabsan. Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulankaasi waxaa uu uga mahadceliyey [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":6419,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[2],"tags":[],"class_list":["post-6418","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-1Fw","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6418","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6418"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6418\/revisions"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6418"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6418"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6418"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}