{"id":64159,"date":"2021-06-17T16:33:27","date_gmt":"2021-06-17T16:33:27","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64159"},"modified":"2021-06-17T16:33:27","modified_gmt":"2021-06-17T16:33:27","slug":"somaliland-oo-sheegtay-in-ay-waraaqo-u-kala-dirtay-caalamka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/17\/somaliland-oo-sheegtay-in-ay-waraaqo-u-kala-dirtay-caalamka\/","title":{"rendered":"Somaliland oo sheegtay in ay waraaqo u kala dirtay caalamka"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in Somaliland ay waraaqo u dirtay caalamka si loo iib geeyo doorashooyinkii qabsoomay.<\/p>\n<div align=\"justify\">\n<div class=\"inline-ad\">\n<div id=\"1412x300x250x278x_ADSLOT567\"><\/div>\n<\/div>\n<p>Wasiirka ayaa sheegay in doorashooyinkii Somaliland ka dhacay uu caalamku aad u amaanay sida darteedna caalamka laga iibin doono.<\/p>\n<p>&#8220;Warbixin ay dowladaha Yurub oo dhami doorashada kasoo saareen, aad iyo aad ayay u amaaneen&#8221; ayuu yidhi wasiirku.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladaha gobolkan oo qaar kood doorasho ka qabsoomi doonto waxa lagu yidhi &#8220;waa in aad qabataaan doorashooyinki Somaliland oo kale&#8221;.<\/p>\n<p>&#8220;Dowladu hada waraaqo ayay uwada qortay dhamaan hay&#8217;adaha caalamiga ah, sida Qaramada midoobay, Jamacada carabta, Midowga Africa iyo Igad&#8221; ayuu hadalkiisa ku daray wasiirku.<\/p>\n<p>Dhamaan goobjoogayaashi kormeerayay doorashooyinkii Somaliland, ayaa aad u amanay nidaamkii ay u dheceen doorashooyinkii deegaanka iyo wakiiladu ee Somaliland.<\/p><\/div>\n<div align=\"justify\"><\/div>\n<div align=\"justify\">Arabsiyonews.com<\/div>\n<div align=\"justify\">Hargaysa Office<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa(Arabsiyonews):-Wasiirka wasaarada arrimaha gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa sheegay in Somaliland ay waraaqo u dirtay caalamka si loo iib geeyo doorashooyinkii qabsoomay. Wasiirka ayaa sheegay in doorashooyinkii Somaliland ka dhacay uu caalamku aad u amaanay sida darteedna caalamka laga iibin doono. &#8220;Warbixin ay dowladaha Yurub oo dhami doorashada kasoo saareen, aad iyo aad ayay [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64160,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64159","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/Maxamed-Kaahin%40Arabsiyo-Photo-File.png?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gGP","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64159","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64159"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64159\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64162,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64159\/revisions\/64162"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64160"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64159"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64159"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64159"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}