{"id":64137,"date":"2021-06-16T18:31:57","date_gmt":"2021-06-16T18:31:57","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64137"},"modified":"2021-06-16T18:31:57","modified_gmt":"2021-06-16T18:31:57","slug":"somaliland-iyo-taiwan-oo-kala-sexeexday-heshiiska-iskaashiga-caafimaadka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/16\/somaliland-iyo-taiwan-oo-kala-sexeexday-heshiiska-iskaashiga-caafimaadka\/","title":{"rendered":"Somaliland iyo Taiwan oo kala sexeexday Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka."},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibbedda Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha wasiirka Mudane: Libaan Yuusuf Cusman ayaa maanta si rasmi ah ula sexeexday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Mudane: Joseph Wu, Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka Somaliland iyo Taiwan.<\/p>\n<p>Sidoo kale Waxa Goobjoog ka ahaa Sexeexa Heshiiska, Wasiirada Caafimaadka ee Dalalka Somaliland iyo Taiwan<\/p>\n<p>Heshiiskan oo ku saabsan horumarinta caafimaad ayaa waxa uu qayb ka yahay iskaashiga iyo xoojinta xidhiidhka labada dal ee Somaliland iyo Taiwan<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibbedda Jamhuuriyadda Somaliland ahna ku simaha wasiirka Mudane: Libaan Yuusuf Cusman ayaa maanta si rasmi ah ula sexeexday dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibedda Taiwan Mudane: Joseph Wu, Heshiiska Iskaashiga Caafimaadka Somaliland iyo Taiwan. Sidoo kale Waxa Goobjoog ka ahaa Sexeexa Heshiiska, Wasiirada Caafimaadka ee Dalalka Somaliland iyo Taiwan Heshiiskan oo ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64139,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64137","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/sddefault-26.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gGt","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64137","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64137"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64137\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64138,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64137\/revisions\/64138"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64139"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64137"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64137"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64137"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}