{"id":64124,"date":"2021-06-15T16:42:11","date_gmt":"2021-06-15T16:42:11","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64124"},"modified":"2021-06-15T16:42:11","modified_gmt":"2021-06-15T16:42:11","slug":"isbahaysiga-mucaaradka-oo-lagaga-guulaystay-labadii-degmo-ee-u-horreeyey-is-doorashada-maayarrada","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/15\/isbahaysiga-mucaaradka-oo-lagaga-guulaystay-labadii-degmo-ee-u-horreeyey-is-doorashada-maayarrada\/","title":{"rendered":"Isbahaysiga Mucaaradka oo lagaga guulaystay labadii degmo ee u horreeyey is-doorashada Maayarrada"},"content":{"rendered":"<p>Hargeysa-(Arabsiyonews)\u00a0 Golayaasha cusub ee degaanka labada degmo ee Berbera oo ah xatunta Gobolka Saaxil iyo Gar\u2019adag oo ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa fadhiyadoodii u horreeyey ku doortay Maayarro ka soo baxay xisbiga KULMIYE.<\/p>\n<p>Degmada Berbera waxa saaka mar kale Maayar loo doortay Maayar Cabdishakuur Maxamed (Cidin) oo ku guulaystay 8 cod oo ka mid ah 13 mudane ee Deegaanka loo doortay, halka Maayar-ku-xigeenka loo doortay Nuur Cabdi Jaamac (Cadde).<\/p>\n<p>Dhinaca kale, Golaha Deegaanka degmada Gar\u2019adag ee Gobolka Sanaag oo iyadana saaka golaheedu is-doorteen waxa maayar loo doortay Maxamed Cilmi Maxamuud iyo ku-xigeenka oo loo doortay Sahal Maxamed Ismaaciil, kuwaas oo labaduba ka soo baxay xisbiga KULMIYE.<\/p>\n<div class=\"sharedaddy sd-sharing-enabled\">\n<div class=\"robots-nocontent sd-block sd-social sd-social-icon sd-sharing\">\n<h3 class=\"sd-title\">Arabsiyonews.com<\/h3>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargeysa-(Arabsiyonews)\u00a0 Golayaasha cusub ee degaanka labada degmo ee Berbera oo ah xatunta Gobolka Saaxil iyo Gar\u2019adag oo ka tirsan Gobolka Sanaag, ayaa fadhiyadoodii u horreeyey ku doortay Maayarro ka soo baxay xisbiga KULMIYE. Degmada Berbera waxa saaka mar kale Maayar loo doortay Maayar Cabdishakuur Maxamed (Cidin) oo ku guulaystay 8 cod oo ka mid ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27952,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64124","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2016\/11\/kulmiye.jpeg?fit=120%2C90&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gGg","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64124","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64124"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64124\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64125,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64124\/revisions\/64125"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/27952"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64124"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64124"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64124"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}