{"id":64120,"date":"2021-06-15T16:30:46","date_gmt":"2021-06-15T16:30:46","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64120"},"modified":"2021-06-15T16:30:46","modified_gmt":"2021-06-15T16:30:46","slug":"madaxweynaha-jsl-oo-qaabilay-xildhibaannadii-golaha-wakiillada-uga-soo-baxay-xisbiga-kulmiye","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/15\/madaxweynaha-jsl-oo-qaabilay-xildhibaannadii-golaha-wakiillada-uga-soo-baxay-xisbiga-kulmiye\/","title":{"rendered":"Madaxweynaha JSL Oo Qaabilay Xildhibaannadii Golaha Wakiillada Uga Soo Baxay Xisbiga Kulmiye"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):=Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhammaan xildhibaannada golaha wakiillada uga soo baxay xisbiga KULMIYE doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee dhawaan dalka ka qabsoomay.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-50323 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764135317.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764135317.jpg 720w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764135317-300x167.jpg 300w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764135317-696x387.jpg 696w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Ugu horrayn xubno kamid ah xildhibaannada cusub ee golaha wakiillada oo ay kamid yihiin Xildhibaan Bashiir Xuseen Xirsi oo kasoo baxay gobolka Awdal, xildhibaan Maxamed Xuseen Jaamac (Raambo) oo laga soo doortay gobolka Maroodi-jeex, Xildhibaan Cabdilaahi Muuse Cabdi oo kasoo baxay gobolka Saaxil, Xildhibaan Jaamac Abbokor Dubbe oo kasoo baxay gobolka Togdheer, xildhibaan Axmed Xasan Cali (Casoowe) oo laga soo doortay gobolka Sool iyo xildhibaan Saalax Maxamed Diiriye oo kasoo baxay gobolka Sanaag oo halkaas ka hadlay, ayaa si isku mid ah uga mahadnaqay marti-qaadka uu madaxweynuhu u fidiyey mudaneyaasha cusub, waxana ay hoosta ka xarriiqeen inay xildhibaanno ahaan isku duuban yihiin, kana go\u2019an tahay danta xisbiga ay kasoo baxeen iyo danaha qaranka is waafajiyaan, guul weyn oo uu magaceeda xisbiga KULMIYE leeyahayna ay kasoo hooyaan golaha wakiillada ee ay dhawaan ka hawlgeli doonaan.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"50324\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/06\/03\/hargaysa-wiil-ku-dhintey-danab-roob-degmada-sallexlay\/attachment\/50322\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg?fit=1280%2C720&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1280,720\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"50322\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-8.jpg?fit=696%2C392&amp;ssl=1\" class=\"wp-image-50324 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764104263.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764104263.jpg 720w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764104263-300x143.jpg 300w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764104263-696x331.jpg 696w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Wasiirrada wasaaradaha Horumarinta maaliyadda, Dr. Sacad Cali Shire, Xannaanada xoolaha iyo horumarinta Kalluumaysiga, Mudane Siciid Sulub Maxamed iyo Qorshaynta iyo horumarinta qaranka, Mudane Xasan Maxamed Cali (Gaafaadhi) oo halkaas hadallo kooban ka jeediyey, ayaa sharraxay shaqada muhiimka ah ee laga sugayo mudaneyaasha cusub iyo waxyaabaha qarankoodu uga fadhiyo inay qabyo tiraan ee dhinacyada curinta shuruucda kala duwan ee baahida loo qabo.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-50325 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764114898.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764114898.jpg 720w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764114898-300x187.jpg 300w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764114898-696x433.jpg 696w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764114898-675x420.jpg 675w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Guddoomiye-ku-xigeenka labaad ee xisbiga KULMIYE, Mudane Axmed Cabdi Xuseen (Axmed Cabdi-dheere), ayaa xildhibaannada cusub ku hambalyeeyey guusha ay gaadheen, waxana uu ka codsaday inay cududdooda isugu geeyaan sidii uu xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir (Faratoon) u noqon lahaa guddoomiyaha golaha wakiillada, taas oo noqon karta guul kale uu xisbigu gaadhay.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" class=\"wp-image-50326 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764108793.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764108793.jpg 720w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764108793-300x155.jpg 300w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764108793-696x360.jpg 696w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Madaxweyne-ku-xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici), ayaa dhinaciisa si waafi ah ula dardaarmay xildhibaannada cusub ee golaha wakiillada uga soo baxay xisbiga KULMIYE, waxana uu tilmaamay inay sugayso jid dheer oo shaqo, loogana fadhiyo in iyagoo metelaya bulshadii soo dooratay iyo qarankoodaba ay kaalin miisaan leh ka qaataan horumarka dalka.<\/p>\n<p>Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa ugu horrayn xubnaha cusub ee golaha wakiillada xisbiga KULMIYE dardaaran iyo hogo-tusaalayn u jeediyey, waxana uu xubnaha cusub usoo jeediyey inay midnimada dhexdooda ilaaliyaan, kana shaqeeyaan danta deegaannadii laga soo doortay iyo danta guud ee qaranka.<\/p>\n<figure class=\"wp-block-image size-large\"><img data-recalc-dims=\"1\" decoding=\"async\" data-attachment-id=\"50327\" data-permalink=\"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2019\/06\/03\/madaxweyne-biixi-oo-hambalyo-ciida-udiray-shacabka-somaliland\/attachment\/50325\/\" data-orig-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-9.jpg?fit=1280%2C720&amp;ssl=1\" data-orig-size=\"1280,720\" data-comments-opened=\"1\" data-image-meta=\"{&quot;aperture&quot;:&quot;0&quot;,&quot;credit&quot;:&quot;&quot;,&quot;camera&quot;:&quot;&quot;,&quot;caption&quot;:&quot;&quot;,&quot;created_timestamp&quot;:&quot;0&quot;,&quot;copyright&quot;:&quot;&quot;,&quot;focal_length&quot;:&quot;0&quot;,&quot;iso&quot;:&quot;0&quot;,&quot;shutter_speed&quot;:&quot;0&quot;,&quot;title&quot;:&quot;&quot;,&quot;orientation&quot;:&quot;0&quot;}\" data-image-title=\"50325\" data-image-description=\"\" data-image-caption=\"\" data-large-file=\"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2019\/06\/maxresdefault-9.jpg?fit=696%2C392&amp;ssl=1\" class=\"wp-image-50327 td-animation-stack-type0-2\" src=\"https:\/\/i0.wp.com\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764098102.jpg?w=696&#038;ssl=1\" sizes=\"(max-width: 720px) 100vw, 720px\" srcset=\"https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764098102.jpg 720w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764098102-300x183.jpg 300w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764098102-696x423.jpg 696w, https:\/\/warfaafintajsl.com\/Solna\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764098102-690x420.jpg 690w\" alt=\"\" \/><\/figure>\n<p>Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi waxa uu caddeeyey inuu madaxweyne ahaan dhisayo oo ay ka go\u2019an tahay sidii uu xildhibaan Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir u noqon lahaa guddoomiyaha golaha wakiillada Somaliland, isaga oo sharraxay sababaha keenay inuu noqdo qofka ugu mudan ee golahaas hoggaamin kara, waxana isaga oo arrimahaas ka hadlaya uu yidhi,\u201cAnigu waxan dhisayaa Prof. Yaasiin, dad baa jira la yidhaahdo AHLU BEDER oo maalintay adkayd dalkan wax ka qabtay, Badhasaabkii ugu horreeyey ee 1991kii iyada oo dadka oo dhammi qori wada sito ninkii ka hortegay ee nabadeey yidhi buu ahaa, Toddobadii shir ee Barri lagu qabtay ninkii ku jirey buu ahaa, dawladdii ugu horraysay iyo tii Cigaal ba ka mid buu ka ahaa, Taariikhdaas buu ku leeyahay, nasiibna wuu ku leeyahay.\u201d<\/p>\n<p>Madaxweynuhu waxa uu ka hadlay guusha xisbiga KULMIYE iyo xukuumadda ka dhalatay kasoo hoysay doorashadii ina dhaaftay ee goleyaasha wakiillada iyo deegaanka iyo sida ay kor ugu qaadday aaminnaadii iyo sumcaddii ay beesha caalamku ku qabtay Jamhuuriyadda Somaliland, \u201cCaalamka oo dhan iyo Somaliland, ayaa KULMIYE u qirtay inuu danta Somaliland iyo ictiraafkeeda ku hawl jiro uga markhaati furay, waxaa markhaati dhacayaana, KULMIYE ayey u dhacayaan, KULMIYE-na waynu u simannahay oo madaxweyne ma leh, guddoomiye ma leh wasiirna malaha laakiin waa loo kala badan yahay, laakiin qof kasta oo KULMIYE ah ayuu guushaas Somaliland oo dhan mucaarid iyo muxaafidba u u qirayaa, caalamkuna u qirayaa,\u201d ayuu yidhi madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):=Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, ahna guddoomiyaha xisbiga KULMIYE, Mudane Muuse Biixi Cabdi, ayaa maanta xarunta qasriga madaxtooyada ku qaabilay dhammaan xildhibaannada golaha wakiillada uga soo baxay xisbiga KULMIYE doorashooyinkii goleyaasha wakiillada iyo deegaanka ee dhawaan dalka ka qabsoomay. Ugu horrayn xubno kamid ah xildhibaannada cusub ee golaha wakiillada oo ay kamid yihiin Xildhibaan Bashiir Xuseen Xirsi [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64121,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64120","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/FB_IMG_1623764098102.jpg?fit=720%2C438&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gGc","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64120","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64120"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64120\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64123,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64120\/revisions\/64123"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64121"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64120"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64120"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64120"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}