{"id":64068,"date":"2021-06-11T19:18:56","date_gmt":"2021-06-11T19:18:56","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64068"},"modified":"2021-06-11T19:18:56","modified_gmt":"2021-06-11T19:18:56","slug":"xisbiga-ucid-oo-ka-tanaasulay-loolanka-doorashada-mayor-ka-caasimada-haragaysa","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/11\/xisbiga-ucid-oo-ka-tanaasulay-loolanka-doorashada-mayor-ka-caasimada-haragaysa\/","title":{"rendered":"Xisbiga UCID oo ka tanaasulay loolanka doorashada mayor ka caasimada Haragaysa"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa Cabdikariim Axmed Mooge, oo kaso baxay xisbiga Waddani uga tanaasulay loolanka mayornimada Hargaysa.<\/p>\n<div class=\"inline-ad\">\n<div>advertisements<\/div>\n<div id=\"hiiraan_incontent_4\" align=\"center\" data-freestar-ad=\"__300x250 __336x280\"><\/div>\n<\/div>\n<p>\u201cWaxan halkan ku caddaynayaa in aan u tanaasulay walaalkay Cabdikariim Axmed Mooge\u201d Sidaa waxa yidhi Siciid Cabdisamad Cudhay oo markii hore xisbiga UCID u sharaxay in uu noqdo mayorka Hargaysa.<\/p>\n<p>Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge ayaa isaguna uga mahadceliyay xildhibaan Cudhay tanaasulaada uu u sameeyay.<\/p>\n<p>\u201cAad ayaan ugu mahadnaqayaa walalkay, howl buu inaga furtay, qofkasta oo uga mudnaaba shacabkiisa uu jecelyahay ayuu u tanaasulayaa\u201d ayuu yidhi Mooge.<\/p>\n<p>Guddoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in laba xisbi mucaarad ay markii hore ku heshiiyeen in Waddani qaato guddoomiyeha wakiilada xisbiga UCID na qaato mayorka Hargaysa lakin ay ixtiraameen codka shacabka.<\/p>\n<p>\u201cWaxanu ku heshiinay in Waddani qaato guddoomiyaha wakiilada ana aan qaato mayorka cidna duulimaad kumanaan ahayne waxanu doonaynay in isla xisaabtan la helo, codka shacabka waa in la taageera dadku wuu hadlaye\u201d ayuu yidhi.<\/p>\n<p>Cabdikariim Axmed Mooge oo aha xildhibaan kii ugu codka badnaa doorashooyinkii Somaliland ka dhacay, oo u ordaya doorashada mayorka Hargaysa ayay hada u muuqata in uu xaadhay wadadii uu umari laha mayorka Hargaysa.<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Xisbiga mucaaradka ah ee UCID, ayaa Cabdikariim Axmed Mooge, oo kaso baxay xisbiga Waddani uga tanaasulay loolanka mayornimada Hargaysa. advertisements \u201cWaxan halkan ku caddaynayaa in aan u tanaasulay walaalkay Cabdikariim Axmed Mooge\u201d Sidaa waxa yidhi Siciid Cabdisamad Cudhay oo markii hore xisbiga UCID u sharaxay in uu noqdo mayorka Hargaysa. Xildhibaan Cabdikariim Axmed Mooge ayaa [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64069,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-64068","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/196262808_1903297066509720_5216704645549679980_n.jpg?fit=593%2C395&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gFm","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64068","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64068"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64068\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64070,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64068\/revisions\/64070"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64069"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64068"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64068"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64068"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}