{"id":64044,"date":"2021-06-01T19:35:33","date_gmt":"2021-06-01T19:35:33","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=64044"},"modified":"2021-06-09T21:07:27","modified_gmt":"2021-06-09T21:07:27","slug":"dalada-sonsaf-iyo-gudidii-korjoogtada-doorashada-oo-ka-hadlay-sidii-ay-doorashadu-u-dhacday","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/01\/dalada-sonsaf-iyo-gudidii-korjoogtada-doorashada-oo-ka-hadlay-sidii-ay-doorashadu-u-dhacday\/","title":{"rendered":"Daladda SONSAF oo ka warbixisay in ka badan Afar Boqol oo Cabashooyin la xidhiidha Doorashooyinka oo ka dhacay Gobollada dalka"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Dalladda ay ku Midaysan yihiin Ururrada Bulshada Rayidka ah Somaliland ee SONSAF, ayaa ka warbixiyey noocyada ay yihiin cabashooyin la xidhiidha doorashooyinka oo la soo gaadhsiiyey Xarunta La-socodka habsam-u-socodka Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo shalay ku qaboontay dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyaha Daladda SONSAF Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo ay weheliyaan kor-joogayaasha Maxalliga ah ee doorashada, ayaa ka war-bixiyey qaabka ay ku soo dhammaatay doorashooyinka shalay looga dareeray dalka, waxaanu sheegay inay si nabad-gelyo ah ku qabsoontay doorashadu.<\/p>\n<p>Balse waxa uu Guddoomiyuhu sheegay inay xaruntooda xog-qabadka Doorashada soo gaadheen 475 cabasho oo la xidhiidha doorashooyinka, kuwaas oo ka kala dhacay goobaha codbixinta degmo-doorashooyinka ka tirsan dalka.<\/p>\n<p>Guddoomiyuhu waxa uu sheegay in cabashooyinkaas oo intooda ugu badan laga soo tabiyey degmo-doorashooyinka gobollada Togdheer iyo Maroodijeex ay ahaayeen qaar farsamo balse markii dambe la xalliyey.<\/p>\n<p>\u201cIyada oo loo marayo SONSAF-ESR, wadar ahaan tiro dhan 475 dhacdo oo cabashooyin ah ayaa laga soo gaadhsiiyey 6-da gobol, iyada oo Maroodijeex uu haysto rikoodhka ugu sarreeya ee 329. Cabashooyinku waa kuwo la xidhiidha nidaamka, badankooduna waxa lagu xaliyay waqtigii loogu talagalay,\u201d sidaas ayuu yidhi Guddoomiye Anwar.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Dalladda ay ku Midaysan yihiin Ururrada Bulshada Rayidka ah Somaliland ee SONSAF, ayaa ka warbixiyey noocyada ay yihiin cabashooyin la xidhiidha doorashooyinka oo la soo gaadhsiiyey Xarunta La-socodka habsam-u-socodka Doorashooyinka Goleyaasha Deegaanka iyo Wakiillada oo shalay ku qaboontay dalka. Guddoomiyaha Daladda SONSAF Anwar Cabdiraxmaan Warsame oo ay weheliyaan kor-joogayaasha Maxalliga ah ee doorashada, ayaa ka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":64046,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"video","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,7,2],"tags":[],"class_list":["post-64044","post","type-post","status-publish","format-video","has-post-thumbnail","category-featured","category-videos","category-wararka","post_format-post-format-video"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/sddefault-17.jpg?fit=640%2C480&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gEY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64044","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=64044"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64044\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":64057,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/64044\/revisions\/64057"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/64046"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=64044"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=64044"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=64044"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}