{"id":63982,"date":"2021-06-05T20:50:49","date_gmt":"2021-06-05T20:50:49","guid":{"rendered":"https:\/\/arabsiyonews.com\/?p=63982"},"modified":"2021-06-05T20:50:49","modified_gmt":"2021-06-05T20:50:49","slug":"xukuumada-somaliland-oo-amaro-dul-dhigtay-musharixiinta-guulaystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/2021\/06\/05\/xukuumada-somaliland-oo-amaro-dul-dhigtay-musharixiinta-guulaystay\/","title":{"rendered":"Xukuumada Somaliland Oo Amaro Dul Dhigtay Musharixiinta Guulaystay"},"content":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta kula hadlaayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in aan la ogolayn in murashixiinta komishanku ugu dhawaaqo in ay guul ka gaadheen doorashadii isku sidkanayd ee golaeyaasha wakiilllada iyo degaanka in aanay samayn karin wax isku soo baxyo ah ah, maadaama oo arrintaasi samayn ku yeelnayso ammaanka dalka.<\/p>\n<p>Wasiir Maxamed Kaahin wuxuu xusay in doorashadii isku sidkanayd ee goleyaasha wakaiillada iyo degaanku ay u dhacday hannaan xor iyo xallaal ah, isla markaana aan loo baahnayn in lagu kaco falal carqaladayn kara doorashdaas u dhacday hannaanka wacan.<\/p>\n<p>Ugu dambayn wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin wuxuu u mahadceliyay ciidamada kala duwan ee dalka iyo guud ahaan shacabka Somaliland oo doorashadaas uga qayb-qaatay doorashadaas, ilaaliyayna habsami u socodkeedii.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Arabsiyonews.com<\/p>\n<p>Hargaysa Office<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hargaysa(Arabsiyonews):-Wasiirka wasaaradda arrimaha guddaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed oo warbaahinta kula hadlaayay magaalada Hargeysa ayaa sheegay in aan la ogolayn in murashixiinta komishanku ugu dhawaaqo in ay guul ka gaadheen doorashadii isku sidkanayd ee golaeyaasha wakiilllada iyo degaanka in aanay samayn karin wax isku soo baxyo ah ah, maadaama oo arrintaasi samayn ku yeelnayso ammaanka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":63983,"comment_status":"open","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_newsletter_access":"","_jetpack_dont_email_post_to_subs":false,"_jetpack_newsletter_tier_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paywalled_content":false,"_jetpack_feature_clip_id":0,"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":"","jetpack_post_was_ever_published":false},"categories":[10,2],"tags":[],"class_list":["post-63982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","category-featured","category-wararka"],"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/i0.wp.com\/arabsiyonews.com\/wp-content\/uploads\/2021\/06\/KAAHIN.jpg?fit=660%2C371&ssl=1","jetpack_shortlink":"https:\/\/wp.me\/p5kp1p-gDY","jetpack_sharing_enabled":true,"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=63982"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":63985,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/63982\/revisions\/63985"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media\/63983"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=63982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=63982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/arabsiyonews.com\/index.php\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=63982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}